EEDLE sry 2 by 2 ka keneen 🤣🤣🤣🤣🤣lkn waa dulqaad badan yhy wlh masha allaaah rahmo indha adeeg mawa naxeeyso hoo biyaha shab lee ku wadaaa beer meey warabinee🤣
@nadaaramohanadaara1434
Жыл бұрын
Iidle wllhi king of respect waa nin dul qaad badan
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + 252613645331
@sihaammaxamuud
Жыл бұрын
Wllhi raxmo waa dhibley🤣🤣🤣🤣
@Dr-Hashimi
Жыл бұрын
Rahma codkeeda siduu ku fahmi waayay Iidle yare 😮😮😮😮
@fardowsanuur4774
Жыл бұрын
Waa ben waxas wey isla oogixin
@Mostafjoy
Жыл бұрын
Raxma Hassan waa waad ka baxsatay prank ga ,Kulahaa Kan Madow maxaa haya? Iddle Kulahaa Adnan Maxaa haya sheekada waa 2 by 2 hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂 Ar Rahmaa!!!!!!
@ahmedhadi8027
Жыл бұрын
Prank of the year so far keep going bro rahma caadi ayay uga waashay idle
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Жыл бұрын
Waar ninku waa xanuunsanayaaye Prank-yada Risk ga ah ka ilaaliya waa iga talo.
@suhaybkhadar-fe8vo
Жыл бұрын
Please 🙏 Rahma hazzan Part3 kuso Sameer
@rashkaomaraliofficiall1598
Жыл бұрын
Raxma wan wataa wayo waxyabahan oo kale way ko fican tahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌹🌹🌹🌹
@farhiyo814
Жыл бұрын
Ayadanah kusamey😂🙏
@AbdiShine-i6j
Жыл бұрын
Waan kuu saaray sxb sabis karaabka
@najmocadeeey9165
Жыл бұрын
Rahma reer Nairobi dhan prank kaw kaga siisay
@canabcadey2821
Жыл бұрын
Brnkigan ma aminayee cadnaan raxmo idle hadalkeda wuugarn kan prnk ma aha waà jiliin
@aragzancabraxman4359
Жыл бұрын
Waa sidaan dhihi lahaa wlhi
@zakiyamibrahim3582
Жыл бұрын
Asc war iidlr ka xishooda qofka markuu macaan qabo lagama xanaajiyo
Пікірлер: 546