Qofta baboon codkeedda ideeqey wlh haboon ilove you
@laampepoy2361
2 жыл бұрын
War waxa yari Cod macaana🥰❤
@abwaancarris5426
2 жыл бұрын
Haboon Wlhi Way Kentay Halkeedi Bayna Dhigtay Heesti Khadiijo Qalanjo Mnsha alh Horey u Soco
@nasraaden1971
2 жыл бұрын
Hahey dib ha uso qado qalanjo yar weye
@aqoonbadan3931
2 жыл бұрын
Maxaa dhunkashadada ii genayaa😂😂😂😂
@zamfx12
2 жыл бұрын
inantu cod macaana❤️
@rabitaloudaaa6206
2 жыл бұрын
Mohan heezta gabadhu qaadayso maxaa u dhuuxaysaa ma waxbaa ku xusuusatay mise wax kalaa jira bal ila eega mohan indhihiisa iyo qalbigiisa markay gabadhu heesta akhrinayso
Пікірлер: 274