Masha Allah waa waraysi aad uqiima badan professor saleban Maxamuud guuleed oo kamida aasaasayaasha tacliinta iyo dawladnimada jamhuuriyada somaliland , aad buu umahafsanyahay professor ku Sidoo kale waxa mahadsan Dr cartan iyo teamwork giisa
@Eng_moy
2 ай бұрын
❤mansha allaah❤ waxbadan baan ka bartay profissorka saleeban ,tulli gulled ,waba magallo tariikhiya hadii profissorka awoowgii aasaasay❤mansha allah
Manshalah waa macalinkaygi ilahay cimrigaga ha dhaafo saleman waa nin qaran dadbuu soo saaray waa dheman inaga dhashay ilahay ku xafid from burco
@Abdulkga
3 ай бұрын
Saleeban A. Gulaid Illahay ha barakeeyo, caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo. Waa qof Somaliland iyo Somalia, iyo xataa gobolada Soomaalida iyo Oromoda ee Ethiopia dhamaantood taariikh weyn ku le, weligiisna dhanka waxbarashada iyo nabadaynta u badnaa oo qayb laxaadle ka qaatay.
@ibraahimhussein2389
3 ай бұрын
Waa Taarikh Cajiiba oo bilaa qabyaalada bal u fiirso 10 daqiiqo ee hore waxaa lagu xusay 3 aqoon yahan oo isku qoys Makayl,Dubbe Cali yare iyo Maxamed Cali Faarax.
@DH-yi5dx
2 ай бұрын
Isu qoys ma waxaad utaqaanaa isu isaaq or? Miyaanad maqlayn walaaha dhabta ama ilmaadeerka runna Laba Ilma Maigag Samatar iyo Ismail Samatar -Gandi
@maxamedxuseen1740
2 ай бұрын
Ingiriis fdhabarka ayuu innaga jabiyey, ee dhabarka Allaha ka jabiyo. Dhulkii Soomaaliyeed ayuu shan u qaybiyey, oo labo ku wareejiyey gaalada deriska innala ah.
@mustafeabdi6345
2 ай бұрын
Professor Saleeban Ahmed Guuled waa shakhsi buuxiyay shuruudihii muwaadin nimada❤
@yusufwarsame4219
3 ай бұрын
Asc prof saleeban ahmed guuleed waa asset ama hanti. Guud oo waxtar u leh dhamaan somalidu dhan waayo waa nin mutacalim ah waxgarad ah runtiina jecel inuu horumariyo dadka soomaliyeed meelkastay joogan .
@hassanmaxamed4059
2 ай бұрын
Mnsha allaah alle cimriga haw barakeeyo qof qaali ku ah somaliland oodhan iyo soomaliba
WAA YAABEE WAAGAAS AYAA DADKU ILBAX AHAA BUU YIDHI WLHI DADKA HADA JOOGA WAXBA LAMA JOOGAAN EE SOOMAALIDA AH MEEL KASTA HA JOOGEENE
@MubYus
3 ай бұрын
Prof . Saleebaan Guueed, waa qof taariikh badan haya, wax badan dadkiisa u qabtay.
@omerhassan3041
2 ай бұрын
Ingiriisku wuxuu kamid ahaa mid kamida kuwa ugu xumaa ee taariikhda aadanaha soomaray dhanka gumaysiga
@Jaalejaale12
2 ай бұрын
ilaahadana way inga gumeestaaan dhamaan geyiga afrika gaar ahaan Soomaaliyeed.
@faafintadiintaislaamka2942
3 ай бұрын
MAANSHALAAH ANOI BOOSAASO JOOGA BARNAMIJKAAN DHOWR JEER BAAN DHEGEYSTAY SOONALIDU WAXAN QIRAYA DADKA ADUUNKA UGU QALISAN IN AY AHAAYEEN OI WLLO AH WELIBA DADKII HORE QAALISANAA OO RUN BADANAA
@MahadIsmail-cm3ve
2 ай бұрын
Walaahi maanta been badan iyo aabhy goblaan xaqiiqdaan oganay kor wayeel waa wada indho prof jir joog .Masxaf hadlaya ayaa tahy Frm Mohd ayanle
@cagawaynemediachannel4413
3 ай бұрын
Aduuun yadda markaan arko macalin kaygii qiimaha laaah borofaseer saleeban farxad iga dhiman maan arag. Qodob ka labaaad waxa aan garanayaa qiimaha uu umadda ku leeyahay, lkn waa aasi og umaddaniye. Si walba ha ahaaate waxaan nahay rag ilaalinaya balan kii dhaartii aad nagu dhaarisay macalin. Adunyadda sharaf ku nooloow, aakhirana meel san.
@warsamekhadari7892
2 ай бұрын
Runtii Dr maan noqdeen hadan salban jirin dheman xita wad iagla qalisanthy macalin
@ahmedgoryahmedgory
26 күн бұрын
Reserve area of somaliland the British somaliland protectarate ruler reserve Area is for livestock and there camels to be free movement in ordser live stock grassing i,e both somaliland and Eithiopian to share both area for live stock feeding ❤❤
@hah7064
Ай бұрын
Qofka aqoonyahanka dhabta ahi waa qofka ugu dhow ee taariikh dhaba laga heli karo.
Пікірлер: 32