Walaley labada Wax lagu xaqiiqsada Waa *Dhegaha iyo indhaha* labadina waad qabta sidaan filayo ilahayna haku barakeyo... lkn hadi somaliland jujuub jiro ma qabo in doodaha noocan ahi laga dhex qaban lahaa gudaha somaliland..... qof walba aragtidisa ayuu halkan ku so bandhigaa ee waliba caafimadka qabta ee ka madhan caadifada.. Tan burco aya ka dhacday...balse mid ka sii xasaasan oo ka dood kulul aya ka dhacday xalay *21-4-2017* marka somaliland iyo dadkeedu way ka koreen is cabudhnta africada kale ka jirta.....adi laftigaga hadaad dood qabto waan ka shaafinaya anba ada iga shaafin tayda ee inaga ilaalu caadifada
@hoodolucky6144
5 жыл бұрын
Cuqdadu ma wacna iyo qabyaaladu anigu waan soo dhoweynayaa dooda noocanoo kale ah
@dhunjog707ali
5 жыл бұрын
@@naasirgaas5319 ما شاء الله صح لسانك afkaga caana laqubay. mushkilada somalida ma hayan dood bes waxay barteen cayda qofka ama qabyalada. meesha sidas looga doodi karaa waa somaliland qudha. bal soo arag meel kale oo somali degto.sida somaliya,somalida keyna,jabuti,Somalida dega ethiopia,ma dhici karto,somaliland waa socotay sax waxbaa kadhiman lakiin waynu dhafnay inta aan sheegay. alow noo siyadi, HANOOLATO SOMALILAND
Ninkan ma dadba dhageysta so maaha Somali isleynaya kii xoolo u qalay koox gaara into nabad midnimo dhex dhigi lahaa aqonta waxba ma tarto hadeysan caqli RABANI ku tiirsaneyn
War horta cali khaliif maad waydiisaan isaaqoow dhulbahante waxan uu ka hadlayo inay aamimsan yihiin ?
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
5 жыл бұрын
Laba qasaray waa kuwan prof 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@xogsugan1842
4 жыл бұрын
bHD markay khasaare noqotay ma qabiil ayaa fa,aado noqday ileem isaaq diid ayaad tahay oo qabyaalad ah uune hhhhhg
@FreemanV99
5 жыл бұрын
So... open the constitution...fura waryaa bahalka xun? Na tusa waxaad ku qorateen!. Nagu dara anagana, waayo kuma jirno!. Isn't this what it's all about!!!? Waar nimanku han yaraa. Africa nimankii aan ka filaynay inay mideyaan uun yidhi Somaliland dastuur ha la noo furo!. Honestly, it depicts the nature of Somalihood.
@suppernova1184
5 жыл бұрын
There whole purpose is to divide people in SL to Issaq and non Issaq so thier clan can get more seat
@FreemanV99
5 жыл бұрын
@Mustafa Yusuf maxaad ka diday adeer, ee aad ka dhadhansatay faalada!?
Пікірлер: 36