Jaamacadda imaamu shaafici oo kaashanaysa Mu'assasada Mucallim Nuur, ayaa maanta qabatay shirweynaha Sanadlaha ah ee Iftiiminta Sooyaalka Halyeeyada Soomaaliyeed (3), oo sanadkaan looga hadlaayay AUN Madaxweyne Aadam Cabdulle Cusmaan (Aadam Cade).
- 4 ай бұрын
Prof Maxamed Xaaji Ingiriis muxuu ka yiri Sooyaalka AUN Madaxweyne Aadam Cabdulle Cusmaan
- Рет қаралды 207
Пікірлер: 3