Prof Samater maansha Allaah, runta waxaa sheega qof naftiisa ku kalsoon. Mahadsanid pro Samater😎😎😎
@abdirizakcumar1272
10 ай бұрын
Manshallah ilahay ha ku xfido prof. Waa aragti fog oo caqliga u saaxiiba cunfina aan lahayn qof jeclaysi ku jirin ee qaran jacayl ah .
@hodanisse3714
10 ай бұрын
Mashalah odey soomaaliyeed baa tahey iyo aqoonyahey marka u hiili Soomaali ,Warkaa Hareen ilahey hore you I Hiili DAdka iyo diinta iyo dalka
@HassanHassan-qx9qy
10 ай бұрын
Prof Samatar waxaan ku amaanayaa hal sifo oo wanaagsan uu leeyahay oo inta badan Soomaalida ay ka aradan yihiin, sifadaas waa inuusan laheen dan gaar ah ama inuu fikirkiisa ku cabiro for interest qabiil, ama dan siyaasadeed, qof jecleysi, naf ilaalsi, hanti ilaalsi, balse rayigiisa uu u cabiro sida uu u arko inuu arinku yahay. yacnii uu u hadlo danta guud.
@sahruja5777
10 ай бұрын
Dalxoreeye guuleyso ❤
@wayraxali2944
10 ай бұрын
Uqubadii farmajo aya idin haysa wadanigi dhabta ahs xabibul malayin. Allaha xafido farmajo.
@24Sevendays
10 ай бұрын
Farmaajo af qarmuun miyaa?
@ahmedkulowabdi821
10 ай бұрын
Farmajo dowlad kama dambeyn
@Professor4555
10 ай бұрын
Nabad aya nooga danbeysey, iyo argagaxisadi oo meesha ka baxdey, guulwadeyn le ma ku jireysiin reer sheeko caruur
@nimcoxasan3761
10 ай бұрын
When Afqurmuun iyo bulaacadba waa adiyo dalmujidiid mooryaan uf iyo akh iyo hus gaalo usujudeyaal dufoowa imad ala ale idin qabey
@@FadumoAdan-lc8sf ignorant comment Mogadishu is the safest it has been in 3 decades iska ooy aqli kugu yaar
@wadanihashim1934
6 ай бұрын
@@mohamedqani8228yaa kugu yiri waa save
@yasminjama2703
10 ай бұрын
Samter haduu waxa qabnaayo waxa ugu baahan reer Boorma!!!
@Borama1960
10 ай бұрын
I honestly think he wants to be the president of Somalia more than being the president of Somaliland, but he only has a chance in Somaliland. Btw he is not aging gracefully. How old is this guy?
@ckhassan4501
10 ай бұрын
Absolutely Hassan dawladnimadi fadhiid bu ka dhigay
Pro samatar good exempel no more siad bare. Regime.
@OmarAhmed-nh7bc
8 ай бұрын
Leave Bare out of this. AUN.
@isseyusuf8888
8 ай бұрын
@@OmarAhmed-nh7bc Who are you
@samiraduus8963
10 ай бұрын
qof somaliga ah markii uu mucaarad yahay maxuu ukala saari kale fikirkiisa iyo ficilkiisa? Hada ninkaan waxuu noosheegaayo wax la qaadan karo maahan. Qabyo ninkeedi ayaa dhameystiro iska aamus hadaa wax u qaban karto dadkaan waa u soo istaagi leheed. Nin xil haayo eedna waa qaadyey. Allah u fududeeyo
@MohamedAbdullhi-pi2bl
10 ай бұрын
Mareykanka muxuu ka qabana muu aqalka sare soo xaadiro
@abdibarri9012
10 ай бұрын
HASAN WAA QABIILESTE NECEB DAROOD
@somsaid2116
7 ай бұрын
Nimaan talinjirin haduu taliyo waa lagu kala tagin.
@ugaskawadanka2623
10 ай бұрын
Proff sifiican ayuu u dhigay laakiin shaqadadii macalinino ayuu kujraa qurbaha. Saw ma fiicna in qurba joogta aan wadanka shaqo u Hayn ay shaqada u daayaan dadka gudaha jooga ee bilaa shaqada ah.
@Puntland1
10 ай бұрын
Hamza wa dabadhilif Dawladnimadi Hassan iyo Rerkisa ba isku so koobay.
@abdibarri9012
10 ай бұрын
MJ SHALAY ABGAAL BAAD DABADILIF U AHEED PM MJ WAAD ILOODAY GAS IYO CABDIRASHID
@Puntland1
10 ай бұрын
@@abdibarri9012 war doqonyahow Cabdiwali isaga SOMALIA ku Mel garka kasaray. Hassan wa QABILISTE Irir ila Djabouti Dagal Darood naceybku garsiyey. Wa ninki JUBALAND didana hadana SSC iyo Puntland dhaqalaha ku Bixinaya
Klay qabilkaga hadu yahay xitaa naartaa racee dadka ka Soo jeedo waa dad dowladooda jecel nabad u bahaan
@babuuaden3615
10 ай бұрын
There’s no government in Somalia simple
@HussainJunior
6 ай бұрын
War kubada garoonka gudahiisa baa lagu ciyaaraa ee garoonka imow mise iska aamus.
@Somalitraveli1
10 ай бұрын
PM Hamze is useless. Why does hold this post if he can’t do his job?
@seefulnuur
9 ай бұрын
Prof ma dhabay katahay naxdin tu mise somali jacayl dadkaa gii ayaa ku dhibataysan xeebaha awdal iyo salalal hoostaada markad aragto ayad hortadana sifiican kuugu muqan kartaa
@abdulkadiramussa
10 ай бұрын
Dictatorship! Banana Republic. Ben Bob iyo Bena Hawaas-nimo. Qaabel iyo Tuugonimo. Imaanke Alla swt waa iidhan ka qaadey. Arkey nolosha aad uu noshiheen. 🤣😂🤣 8:18
@maxamedmaxamud2328
10 ай бұрын
Xildhiban beenad aan xasanad laheyn iskiina usoo shaqategey dooneyn in ay hormargarto meeshu usoshaqategey rabana in ay dambaxirnato gooni ugoosadka waqooyi! Kamaqlimeyno cid kadadaal Roon xasan sh aya somartay somalidan 30 Sandwood ee dambe .,..
@Mogadishuinfo
10 ай бұрын
saxibow waxaan oo kale hanoo soo waraysan hadii kale juungal ayaa noo balan ah
@Borama1960
10 ай бұрын
Why is he involved in Somalia affairs?
@saybahmed1504
10 ай бұрын
Waxaaba qalada odaygaan inuu mushaar iska qaato asagoo Amerika jooga waxaana ognahay inaad Madaxwene Xassan ladagaashantahay markuu danahaaga gaarka ah kufulin waayay inaad iska cabaado sory wiilka yar ee ku wareysanayana walaalo hadhihin ee Adeer dheh
@nucimamajama7901
10 ай бұрын
Qabilka ku qaaday Hassan sheikh waa dameesanaa qabilka kasta wuu ku qasban yahay ralii ku noqdo lkn muxuu katagaa
@issaissa2112
10 ай бұрын
“Somalida waxey ku maah- maahdaa ama ay tirahdaa” kor waayeel waa Wada Indho” how ever, professor samantar waa nin aragti- dheer Isla markaana fahmey caga wareejiska Hassan sh. Mohamoud and I believe 110% that Hassan sheikh mohamoud is a dictator # 1 in Africa !
Asc.wariya nimada mandhow soo baro hadalka suuban soo baro qabiilka wariyo nimo ma noqoto. Lama oran karo Madaxweynaha waa nin jirin oo qabiil dardarey. Waa nin garaneynin wuxuu rabo .wxuu Samantar kuu shegayo adiga kuma muuqato Waxaa ku muqato xukunku Madaxweynahu u rabo. Waa ku kugu ceeb hadalka in aad ku celceliso Professorka . Soo baro su aalaha sida dadka
@hodanmohamedahmed703
10 ай бұрын
Ismaaciil jaamac hawiye xamar malaha ee afka hagaajiso
Samatarna madaxweeyne lee maraboo inuu noqdo. Baddal kulahaa War Wax aan kitaabka Quraanka ahayn hala tuuro. Haddii kale waa wada tuug iyo diin darro.
@AhmedGeele-bd8hx
10 ай бұрын
Xasan dhiiqo nacaladi ha ku dhacdo e yahuudi soo dhawayste nacalada wuu la qaybsanyaa so sure wddanka soomaliya aya looga baqayaa uma qalmo in uu hogaanka waddanka qabto ma laha qabkii soomaalinimo
Пікірлер: 77