Sideen baan idin la soo xidhiidhaa waan u baanahay kuliyadane
@alinuromer5876
2 жыл бұрын
Great
@samiihabashiir655
Жыл бұрын
Asc mhdsnd bare/macalin wxn ahy arday raba inu barto public administration wxn jecln laha inad nose badiso
@soolmedia3746
2 жыл бұрын
Asc walaal. Waxaan jeclahay inaan xog buuxda idinka helo. Waxaan joogaa Dalka dibadiisa, waxaanan doonayaa inaan jaamacada online ku barto, weliba jaamacadaha dalka. Anigoo Dalka ka maqan ayaan jeclaystey inaan online ku diyaarayo aqoonta dalkayga hooyo. Weliba waxaan aad u xiiseeyaa kuliyadaa aad ka war bixinaso ee political science, Gaar ahaan public administration. Adigoo mahadsan maxaad warbixin iga siin kartaa iyo qaabka aan jaamada online aan ku diyaarin karo ?
@Tifow539
Жыл бұрын
Saxin comment kan madaama aad qorty before 5 months ina axal heshaa rajeenaa hadaase wli xal u helin oo talo kaga bahantahy waxa kugu la talin laha narka hore ina radiso jamcada aad rabto ina kabarato mcnaha waxa kala jeeda jamcad walbo page Facebook ay leedahy waxa na kor ugu xusan number jaamcada u gaar ah oo waxa information ugu baahato lagaaga cawinayo marka waxa ku dhihi kaha booqo Facebook page ka jamcada aad dabeybeyso then halkas ka hel number ka kor ugu xusan kadib na la xariir oo ka wareyso waxa aad uga baahntahy
maxamed roble 3 year ama 4 year jamacada weey ku kala duwan yhn
@mohametgorgor8325
4 жыл бұрын
3 sano
@shukriinaalixaji4936
6 жыл бұрын
thanks wll
@mohamoudomarasawe5981
5 жыл бұрын
Asc. Wan kaaga mahad celinayaa information aad Naga siisay. Waxaan codsanayaa in halmid layga jaahil bixiyo .waxaan rabaa inan Barton public administration oo kuqaato master. Hadaa maxaan baranayaa marka hore.fadlan jawaabtu waa Muhiim.
@jamacaxmed3181
3 жыл бұрын
hi
@qnhamdaofficial6455
Жыл бұрын
Maxaan sameeya Wlhy intii aan fourka so waday wax igaag xanuun badan Waxaan Qadan la'aa waanku wereeray Wn jclhy hdn wnka baqaya
@shirwacmohamedali8620
2 жыл бұрын
waxaan ka diyaariyey degreegi kowaad jamacadda public Administration isla degreegi labaad baan wada iminka oo aan wado buugi oo aan international relationship ka diyaarinayo insh allah waxaaa rajaynayaa inay qaadan doonan kuwa inaga danbeeya ee iminka iyo sand ah soo socoda bilaabi doona insh allah iminka waxaan la shaqeeya save children oo aan ahay uqaybsanah back to school ee soomalia mhad sanid ustaada
Hay adaha madaxa banaan ama gamacsiyada gaarka loo leeyahay means aan dawliga ahayn
@user-df7jd4uw3d
9 ай бұрын
Aqoon kama hadlaysid walaal ee iidheh ama xayeysiis baad soo gudbinaysaa. Way wanaagsanaan lahayd in si kooban oo guudmar ah uga hadli lahayd waxan aad barta leedahay aqoon ahaanna u sharaxdid. May dhicin se.
@Raxmo-sb6nt
2 ай бұрын
Adi shabaab bad tahay ilen oo dalka horumarkiisa kaxun 😢😂
@cabdiraxamanaxmed1683
3 жыл бұрын
Maths miyay ku jirtaa taasan ka xanaaqaye
@zamzamahmett8829
2 жыл бұрын
Kuligeyn intaas ban ka carareynaa😂😂😂
@captanxaliye1811
Жыл бұрын
Way ba ka buuxda
@sakariyeclaahi4616
4 жыл бұрын
kulliyadan ma arts baa mise wa science
@mahadlaki1088
3 жыл бұрын
Waa science
@zamarapretty853
2 жыл бұрын
@@mahadlaki1088 arts and social science wye wll
@razaancadey4794
4 жыл бұрын
Wxaa ii shegtaa dadka brto public h/ iyo public ad yaa shaqo mrka looo firyo kba ficn
@mychannelbulshada6198
4 жыл бұрын
Wll public Ad siyasad Ayu kulagala lkn Public health wa Cafimad health Aya fican wa Hada somalia jokto
@razaancadey4794
3 жыл бұрын
Waa mahd snthy
@razaancadey4794
3 жыл бұрын
@@mychannelbulshada6198 thnks
@razaancadey4794
3 жыл бұрын
@UK MOHALOVIC thnks wll
@zamarapretty853
3 жыл бұрын
@UK MOHALOVIC wllo adi ma baratay aniga sanadki sadaxaad aya is socdo qof dhameyye ayan raba o aan wx bdn ka faido
@user-um5un1dd6b
2 жыл бұрын
Qᴏғᴋᴀ baran rabo kuliyadan maxa laga raba inuu ku ficnaado maadoyinka schoolka
Пікірлер: 93