Guul Puntland, Maamul Goboleed yada kale na waa in ay ku daydaan Puntland, waana in ay ka qayb galaan kulankii dib-u-heshiisiinta ee Puntland Garowe kaga dhawaaqday. Guul Somalia
S/c in XASSN SHEEKH MADAX KUU NOQDO WAXA DHAANTA IYADOO DHAGAX AMA DUNDUMO MADAX KUU NOQDAAN. WAAYO XASSN SHEEKH WAXA DHAAMA WAXKASTA OO AAD KU BEDELI KARTO
Balwaan guulayso goor iyo ayaan You showed social media the beauty of journalism in Somalia !
@SaedCade
5 ай бұрын
😂😂waa ku sugtay Mr dhiiqo
@bilkheyrmohamed6304
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤masha Allah hore usoco wariye sare❤❤❤❤❤❤
@Salamin77
5 ай бұрын
Puntland toos baa loo siinayaa wixii dhaqaale oo ay xag u leedahay. Waa horumaraysaa haddii ay lacagtaaas hesho.
@israwadani9113
5 ай бұрын
Maansha allaah guul iyo gobanimo bal maanta si hayeelo xasan dhiiqo waakii burburka soomaaliyeed uhoos fadhiistay ismaaciil cumar geelle iamaaciil calool kkk alla maxaa kudhacay
@fosiyaabiib9380
5 ай бұрын
Balwaan jimca mubaarak
@sudiissa5701
5 ай бұрын
Puntland dhulka soomaaliya dhulka ugu baaxada weeyne ayeey haysa labada badood ee aadku faantan bada case waa puntland maydiga ugu badan foox khaayrada badan dhul la aankirkaro maha masha Allah soobooqda soomaaliyee garoowe dhaafa gabolka bari soomaali odhan ayuu ku filanyahaye quruxdiisa waa idha doogsanayesan walaalyaal please
@hindaofficilchanle2956
5 ай бұрын
Waxabo yuu isu soo celin cidi u baahan malaha soomaaliya waya kala tagatay ee ha iska meereyaseto xasan dhiiqo iyo kooxodiisa😳
@abdisharif8315
5 ай бұрын
Asc wr wb jumca mubaarak
@Ali-kv7cr
5 ай бұрын
Guul Puntland. Guul Federaalka iyo Ilaalinta Dastuurkii heshiiska lagu ahaa.
@cabdallejabir4459
5 ай бұрын
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤
@abdulkaderjama1494
5 ай бұрын
Balwaan mahadsanid war aad ka baabisay Chanal kaada tube.
ASC Balwaan. Mashaa Allah Rer Puntland Hambalyo ❤. Horeey u soocda👏👏👍.
@AhmedDahir-io2wy
5 ай бұрын
Asc Mr Abdullahi balwaanow waa runtaa in Xasan Sheekh dastuurka dalka uu baabi-iyay ...puntland na go-aan ka qadaty... Waa sax.... Thank you so much mr Abdullahi balwaan .
Huhulo ma aha ee adaan waxba kala ogayn taasi wY cadahay mar hadii qoondadoodii gaar looga dhigay oo sitoosa loola xidhiidhay madawlad aoomaaliyeed bay hoostagtaa punland maya weeye
@abdiwahabmohamed7911
5 ай бұрын
Balwaanow Sida ad shegtay haddii madax weynuhu kusoo laabto xeendabkii dowladnimo sideed lagu aaminidoonaa duppi
Ninkaan balwaan la yiraahdo aniga shaki ayaa iiga jira islaamnimadiisa maxaa yeelay maana arag mana maqal ruux muslim ah oo xalaaleystay beenta iyo isku dirka muslimiinta hadan shaqo uu nolol maalmeedkiisa ka soosaarto ka dhigtay
@ashamuse8794
5 ай бұрын
Puntland komfederal waxaan ahayn maya
@awilimur8873
5 ай бұрын
Asc balwaan aan ku saxo xasan munaafaq ma aha iyagaa kula heshiiyay munaafaqnimo Marka way kuso laabatay sckm
@yaasiinjaamac1616
5 ай бұрын
Waxan xasan shiikh wado waa siday reer Galbeedku rabeen Xasana iyagaa dariiqan u jeexday waana wadadii Soomaliya lagu qaadan lahaa ilaahay ha ina badbaadiyo
@bashirabdihirsi766
5 ай бұрын
ASAN WAA LALUGOOYEY ODEYGII SIXIROOLAHA AHAA EE CALOOSHA WEYNAA BAA LUGOOYEY
@UbaxAbdiqadir-x8o
5 ай бұрын
hamblyo xasan munaafaq hadi alle nadhafdhy guul
@maxamedmaxamuud2630
5 ай бұрын
Asc bal waan sheeg taariikhad iyo maalita ma had sanid
@AbdulqadirAdan-d4m
5 ай бұрын
DHABAR JABKA KU DHACAY XASAN SHIKH WAA WAX LUGU FARXO
@garada6921
5 ай бұрын
Xasan soomali waa lugooyey ee ogaada
@fosiyaabiib9380
5 ай бұрын
Culeys is galiye xasan
@CRASHIDCali-hf7xp
5 ай бұрын
Butlan hanoolaato
@omarwalawen2605
5 ай бұрын
Dameer abgaal
@Som-Hanoolaato
5 ай бұрын
Waxaa ilatahay in reer S/land, ay abaal weyn kuqabaan haddii reer P/land ay goosato, waayo markaas ayaa reer S/land la aqoonsankara. Waan malaha arrinta ay S/land islaogyihiin dawlada Xamar iyo dawlada Djabuuuti. (Koley waa fikradeyda aanqabo) laakiin qaladna waynoqonkarta. Mahadsanidiin, Balwaan iyo dhamaan
@farhiyadahir3725
5 ай бұрын
Sland wax la dhaho majirto waa maamul soomaaliya kamid ah ssc khatumo xuduudeeda way xiran tahay soomaaliya civil war bay gashay waxa dhacaayana caalamku waa ogyahay reer kii xoog leh siyaasad la yimaado ayey taageerayan.
@khadarismail1275
5 ай бұрын
ASC JUMMA MUBAARAK
@zahraabdalla7376
5 ай бұрын
❤❤❤😂
@ShirkaaraXuseen
5 ай бұрын
Puntland dowlad madax banaan miyeey caalamka u aqoonsadeen bal waxaas ayaad umad dhan lasoo hor fadhiisaneeysaa dadka juhaalo miyaad moodaa😂😂😂😂
Пікірлер: 63