Puntland waaley Somalinimo iyo nabad ugu imaad. Puntland kama soo jeedo lakiin waa kuwa konfuur dowlad geyeey iyo snm riyodooda kahor istagay. Marka waxa la dhihii kara tan iyo markii burburkii dowlada dhexe, Somaliya waxa isku hayeey oo inay kala goo'an udiidna waa Puntland. Marka Puntland walaalaha waxan leeyahay aad iyo aad aya umahadsantihiin.
@yooslesaciid3610
4 жыл бұрын
Adiga mudan wll ♥️♥️
@ahmedmahad3998
3 жыл бұрын
Waana utaagnan doona taas puntland somalinimada ku weyn walal xukun unbaan diidaneyn dadkaayaga xasuuq caburiyaye soomaalinimo manan didin🙏🙏
@Kumaaqaan
4 жыл бұрын
Mashaa allah hambalyo puntland
@longweek4299
5 жыл бұрын
Viva puntland
@queenmumtas4120
5 жыл бұрын
kanaxow nafta waa nolaada reer pudlaan
@faysamohamu4398
5 жыл бұрын
Nolade ma ahan lkn wa halyee ee isha noga duw
@duqrerubaale7119
2 жыл бұрын
@@faysamohamu4398 i
@ShabacThinks
Жыл бұрын
Puntland iyo Somaliland ilaahay qalbigooda hay susoo jeediyo wuu isusoo jeedine. oo ha ka dhigo kuwa meel uga soo wada jeesta boob ka iyo dhaca khayraadkeena oromada iyo kikuku u soo miliqsanayo ku wa arka oo is garabsada. nacaybka joojiya oo walaal nimada ka shaqeeya si ubad keenu mustaqbal fiican u helaan.
Пікірлер: 60