🥺 🥺 🥺 - ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@AbuIsra-vl8ut
8 ай бұрын
Masha allaah sh axmad yare allaah haku xifdiyo
@adenmohamed4760
8 ай бұрын
Adiyo sheekha Allaha adin barakeeyo
@MaryanHussein-nu9yd
8 ай бұрын
Subxaanalaah faadumo sahra ilaahey janadiisa ha ku irsaaqo
@ibraahimbaraad8872
8 ай бұрын
❤
@cabaasosmaanosmaan515
2 ай бұрын
Subxanalah wlhi markan wadada sufiyada isdifaac ayay Galen ilahay kama baqayan markey masalo ka hadlayan been abuur cad ayay ku sameynayan culimada islaamka ee salafka bal dhageysta wadadkan weyn ee sufiya ah been aburka uku sameyey shekh abnu teymiyah subxanalah qiyami iyo qabri aya Jira wadadow
@aliabdiiid2
2 ай бұрын
Asc war niman yahoow ilaah ka baqa waa aduun oo waa laga taga walhi aaqiro yaa la tagi ee etaqulaah wsc
Shaykh al-Islam Ibn Taymiyyah wuxuu buugiisa ku raddinaa nin Shiici ah, wuxuuna ku difaacaa Faatimah iyo saxaabada kale (Allaah raali haka noqdo dhammaan). Suufiguna wuxuu ku been abuuranaa Sheekh ibn Taymiyyah (raximahullah) oo boqollaal sano ka hor adduunkan ka tagay. Shiico iyo Suufiyo maxaa isu keenay aanan ahayn ka been sheegida diinta islaamka iyo culumadeeda Allaahul mustacaan
Wahaabiyo kheyr malaha Qofkii maskiin ah been u dalldala War wax badan ha la aqristo wahaabiyo oo ugu cilmi yar masaakiin ha ku hoogina
@user-ry3hu4vb9o
7 ай бұрын
War waxan umadda yaa ka qabta Engiriisbaa ku dan gaaraayay waxaanu wahaabiyo sax ah xitaa ma ahan timirbaa ka dhigtaye wahaabiyo ayegaaba icyiraafay kuwa Idin dhalay Beenaale
Пікірлер: 18