Asc.
Fursad kale oo aad lacag ku samaynkarto adigoon 1$ jeebkaga ka saarayn🚀.
Hadaad haysato computer awood fiican leh, internet aan go ayn, aadna awooddo inuu computerkaasi shidnaado 24/7 waxad buuxsataa foomka hoose oo ah Dadka ka qaybqaadanayaa tijaabinta blockchainka OG Labs.
OG labs: The First Modular AI Chain (scalable programmable DA layer for AI Dapps)
Warbixinta oo dhamaystiran qaabka looga qaybqaadanayo iyo waxa la isaga baahanyahay, akhri linkiga hoose 👇👇👇👇👇.
blog.0g.ai/blog/testnet-node-...
OG labs = waa shirkad wadata fikiro aad u horumarsan isla markaana ay bahwadaag la yihiin qaarkamida shirkadaha L2-ga sida Polygon iyo Arbitrum.
Mahadsanidiin🫡.
Негізгі бет Ғылым және технология Qaabka aad u buuxsanayso foomka ka qaybqaadashada Blockchainka cusub ee OG Labs.
Пікірлер: 8