Maaaaaaaaasha Allah hore u soco wll waxaad soo gudbinaysaa warbixin loo baahanyahay(waxaa kale iga codsi ah insha Allah hadii ay suuro-gal tahay sida ugu fudud ee loo imaado dalka
@dhaqankadiintaislaamka4935
Ай бұрын
Masha allah
@marwaancapitahnolixle402
29 күн бұрын
Mansha allaah nosoo badi sxb
@MohamedYusuf-xb2sb
Ай бұрын
Hore u soco sxb
@dhaqankadiintaislaamka4935
Ай бұрын
Soo badi sxb
@ananyare
Ай бұрын
Soo badi barnamijyadaan waa loo baahan yahay.
@Hafsa__711
Ай бұрын
Masha allah xoolaha iyo dadka somaliya joogan stress aya iska heysto 😂😂
@irshaadbashiir3811
Ай бұрын
Noo soo badi
@saynabolad993
Ай бұрын
Meeshaa geek majoogaa aan imaanee?
@gujisyare
Ай бұрын
Sxb lo da sweden ama lo da yurub soomaaliya laguma dhaqi karo sabab too ah soomaaliya waa kuleel umana adkeesan karto kuleelkaas
@Jama3131
Ай бұрын
Bro Lo'odaan oo kale waxa lagu dhaqdaa Saudi Arabia oo ka kuleel badan Soomaaliya. Hada xitaa waxaa jira Soomaali geysay Wadankeena Soomaaliya lakin caqabada ugu weyn waa qarash farabadan ayey ubahantahay.
@user-ys6cq6db7t
27 күн бұрын
Youtubka heesha ka daaso views ku ha ku badnaado hadi kale wa layska dhaafaya marka heeso ka socdaan dadku imika buuqa music ga maba qaadi karaan
@Jama3131
27 күн бұрын
Wad ku mahadsantahay walaal fikrada ad nagu soo kordhisay.
Пікірлер: 15