Barashada luqad sida luqada carabiga waa waajib in aad baratid maxaa yeelay waa luqad ay kaaga xidhantahay diintaadu la aanteedna aadan si sax ah u baranaynin shareecada islaamka iyo Fahamka saxan ee Qur'aanka hadaba muuqaalkeena maanta waxaynu kaga hadli doonaa haduu Alle idmo qaabka ugu fiican uguna sahlan ee luqada carabiga lagu barto Meesha aan kasoo xigtayna waa qoraal uu qorey mid ka mid ah culumadeena soomaaliyeed meel kastooy joogaanba Allaha xifdiyee
Muuqaalladii horre 👇
Barashada luqad cusub qaybtii 1aad
• Barashada Luqada Carab...
Ramadaan bisha isbadalka
• RAMADAAN BISHA ISBADALKA
caadooyinka milyaneerada
• CAADOOYINKA MILYANEERA...
Dhiganaha Qorshee nolosha
• 📚 Dhiganaha Qorshee No...
Kalmad dhiirigalin ah
• KALMADO DHIIRIGALIN AH...
Qisada malcolm x
• Malcolm X | Qisada Saf...
#kanaalka_hindise #shortvideo #somali
Fadlan kanaalka sii Faafi
Негізгі бет Qaabka ugu fiican uguna sahlan ee luqada carabiga lagu barto..? Q.2aad
Пікірлер: 1