Alla ya cisak waa dadkii hablaha ay Mustaqbal uu arkaan inay anfacaysoo Ama qurux badan deeganta xoolaha Ugu soo hal qabsan jiray fanaanka iyo abwankaba (Ahun)abdi iidan farax erayada heesta Iyo codkii Maxamed axmed kuluc
@WaayoArag.
2 жыл бұрын
Yaa salaam. Waayo hore ayaa iigu dambaysay heeskan. Waah waaah👏👏👏
@MahadBonbo-eg6ii
11 ай бұрын
Haye.
@kaysecade5433
9 ай бұрын
Waaw
@suldaannajiib2027
5 ай бұрын
Good song waa hees mcn
@cabdiqaadirxasan847
9 ай бұрын
Haa
@CabdirisaaqAadan-bj9sg
6 ай бұрын
❤❤❤
@nuurfaarax3391
2 жыл бұрын
Mahadsanidiin Bahda Heelo Cajaladani way igu cusubtay
@AliHanash-qw4fo
10 күн бұрын
Abwaaan a.idaan waan ka jeclahay Abwaaanda kle lkn sbb ta ma aqaaaan..ma cataaab,garnaqsi iyo hogo tusaalaynta heesihisa jacaylka ayaa lubigayga lula ama ruxa…waa yaaab
@cabdiqaadirxasan847
9 ай бұрын
Casyahow midabka dhiinka waa hadal galbeed mnsha allah
Illee inteedaan Ku sugay aradka . . Aradka gaaroodi Gobanimada oo loodhashaa Iibse lagu waayey Xaaji afqalooc Garxajis
@AhmedHassan-ed5ue
Жыл бұрын
Codkii AUN max,d axmed kuluc
@MahadBonbo-eg6ii
11 ай бұрын
In. U marna. Yiraahdo. Ha. La suujuudo. Marna. Haweenaydii.
@user-nr3rg5my3s
6 ай бұрын
Erayada. Maxamed cumar huryo
@maguled
2 жыл бұрын
Heeso kama ay dambeyn.
@MahadBonbo-eg6ii
11 ай бұрын
Nin waliba. Melbo. Koyahay ubaame
@MahadBonbo-eg6ii
11 ай бұрын
Tuke. Laylato. Qara.
@cabdiqaadirxasan847
9 ай бұрын
Casyahow midabka dhiin kaay waa murti galbeed
@user-co2lj9ow3y
7 ай бұрын
Kulac
@user-fk9lz8mx1m
8 ай бұрын
Her like I'm number 332. Cosob iyo caleen iyo 💎🚬😎 10:19-------15-11-23🫡...
@sangemohammed2057
2 жыл бұрын
Magaca heesta waa Cosob Waad mahadsan tahay
@MahadBonbo-eg6ii
11 ай бұрын
Isko. Waaxda. Caasimada . Hadal. Meela. Ka. Wada. Talaqaata.
@shariifrooble2758
9 ай бұрын
Tani muusig laxan cod kaman cajiib laxankaa iiga daran
@shariifrooble2758
9 ай бұрын
❤
@asadsaleebaan-hx5do
Жыл бұрын
Badacashaqeenguudh
@osmansufi4066
18 күн бұрын
Ka warama heeskan midho fiican bay leedahay malaa iyana luul cali xasan naagtuu soo koriyey ee uu jeclaa ee la leexatay ee uu heesta xurmo daran ku inkaarey ee aan cidi guursan iminka iyadoo gabawday bay kanada joogtaa baa la yidhi
@IidWacays-zo8ox
7 ай бұрын
Ilaa 2003 ilaa hada 2023 kama xiisa gooyo heestan caawe oo jimcaa taariikhduna tahay 12/15/2023 way iidaarantahay mar qaankuna waa % 100 goobtu waa hargaysa maashaa Allaah 10:01
@maxdar11
2 ай бұрын
Yaa salaam Ma hees laga xiiso dhacaaba inader waa dhaxal xalaalee
Пікірлер: 53