Cusbada iska yareeya caafimaad ma aha raqeyga baaba dhanaan Maasha Allah ilaahey ha idiin barakeeyo Carrot si fiican U dhaq EE ha fiiqin sababtoo ah waxa Ku Jira nafaqo oo dhan Qudaar iyo fruit lama fiiqo
@FarrxioMohamed
Күн бұрын
Mashaalaah ❤❤❤❤❤ walashey hore usoo
@Atarisho
3 күн бұрын
buy H.E.R. cutting board?🙃
@Sakhiyacaalinchannel
3 күн бұрын
Lkn dharka jikada ku gashay iskasoo badel qaali ❤ markad xaajiga u imanaysid
@FarhiaAffi-yi1ik
3 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@dekachakira4457
3 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@ifrahhussein1204
3 күн бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay ha idin xafido
@BisharoAdan-y6t
2 күн бұрын
Mansha allah Alle ha idin barakeeyo dumaashi
@AshaAbdulah
3 күн бұрын
Masha allah good job
@AsiYajaamacAsiYajaamac
2 күн бұрын
Mnzha allh wll horta alle haydin barakeeyo lkn wll hasaaleey naag gaariya baa tahy m.a lkn mid baa ilowday waxay ahyd ina dharka iska so bedesho oo adoo carfaya iyo cuno macaan iskugu so darto xaajiga
@Aamino999Cabdi
3 күн бұрын
Xabiibti ansalaato. Aa kadhiman kudarso hada kadib insha allh
@maryanelmi-cw9jy
2 күн бұрын
Abyo qudrti cagarka ahyd Mxa kadhahana ay carotka ku darysy
@HodonqoraneQorane-bw6to
20 сағат бұрын
Nin lajooga uun bey leeday ninkagi baa iga tagay wuu iiymi 😂😂😂
Talada aan kugu darsanaya ah basasha yaryarayso cunada way macanaysaaye
@HalimoMohamed-bx1ct
3 күн бұрын
Na walaly basasha miyan kubadiya hda😂 talo fican thanks gcl
@Mariaa7319
3 күн бұрын
Haaaa❤@@HalimoMohamed-bx1ct
@maryanelmi-cw9jy
2 күн бұрын
Abyo qudrti cagarka ahyd Mxa ladhahana
@duceysanali9024
2 күн бұрын
@@maryanelmi-cw9jybrocoli
@Shugri-q3x
3 күн бұрын
Maashallah Hazal iyo Kafi allah idin barakaayo❤❤❤
@Afnaan181
2 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah family qurux badan ❤
@zamzammuxumed5857
Күн бұрын
Mesha dhan ninkaaga unbaan u daawadaa adi kaama heli inader rootinkagana iguma baxdo
@saynabaadam6882
Күн бұрын
Maasha allaah
@jamilamoalim3487
Күн бұрын
Maxay dhar badashaa waa bini aadam daalaye malaha cuntada kadib
@RahmaMohamed-d8e
2 күн бұрын
Man shalah wllshy
@kowsarsaciido-xp4gt
2 күн бұрын
Cidiyaha cilaan is ka mari marwa taheee😅
@JamAa26
3 күн бұрын
Maansha allah hasal alla yaa barik gabdhayda iyo wiilkayga aan aadka u jeclahay illahay subxaana watacaala haydin xifdiyo aqlaad qaanitiina oo aad ku indha qabowsataan illahay dhexdiina ha dhigo markaan idin arko farxadiina aad ayaan u farxaa isha doqonta idinka dedan jacaylku ha waaro❤❤❤
@MaryanQurux-kf7ru
3 күн бұрын
Mashallah tabaarakalaah
@FardawsaFarah-h1s
Күн бұрын
Marshall allah😊😊
@Alhamdulliha12345
3 күн бұрын
Mansha allh ❤
@FarxiyoAxmad-q1o
3 күн бұрын
Masha allh
@HoodoCbdisalaa
2 күн бұрын
Maaaash alaaa ❤❤
@HawaWarsame-e2n
3 күн бұрын
Manshaa allha tabaraka allah qosqurxoon
@khadradheer7426
3 күн бұрын
Mansha allah my family ❤❤❤
@nasrafarah9136
3 күн бұрын
Haye. Masha allaah
@IfraxOsman-g2m
3 күн бұрын
Masha Allh 😂❤
@falisa576
2 күн бұрын
Gabdhoow cuntada haku daranina Iskana daaya jumbo ama Maggi sad U taqaanidba faaido maleh wax laga Sameeyana lama yaqaano wa cusbo iyo colours caafimad maleh waxa dadkena Gaaska ku riday saqiir iyo kabiir wa asaga iyo tomatoda shiidan Hadana cusbo kale ba raashinki ku Sii daraysaan iska daaya o ka maarma Wax an faaido iyo caafiamadba Lahayn wa sun la so qooshay wallhi
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ butland 👍♥️
@maryanAbshire
3 күн бұрын
basbaska gaas aya laga qadaa iska yareeya
@hodoniskahansare3380
2 күн бұрын
Basbaaska gaduudan oo la dhaho, Kanye pepper, gaaska u fiican, cab subaxa hore caloosha oo maran. Oo joogtee mudo dheer ilaa 2bil
@zamzammuxumed5857
Күн бұрын
Ado cunto kaa urayso seed ninkaaga u hor fadhisataa ama qado ugu doyaarisaa waligay ninkayga dharkan ku sexday ama wax ku kariyo guriga ku nadiifiyo waligay lama hor fadhiisan waan ku dooqadoodaaba adon xabad dhalinbaad saan areebo u tahay hadana gaarinimo sheeganaysaa tolay ogaadenow wilkeenii gudbu kudhacay
@Nasriin-q9o
3 күн бұрын
Wow xiriir land my dhiiga
@bbelove5485
3 күн бұрын
brocoli somaliland lagama helo
@ayaannuuramohamoud9933
3 күн бұрын
Waa laga helaa wll adeeg organic iyo green land ka doono
Пікірлер: 124