Baastada waa loogu dambeysiiyaa ee lagama bilaabo.
@Faadumoali-n5u
4 сағат бұрын
Wargabadha like iyo shere usaara asxaabeey si ay duruufta ugabaxdo caruurtiibay macsaro u awoodiwayday macsaro kudar canjeeradaban uqornay haday awoodina wixi ay haysato ay cunee❤❤❤❤
gabadhan yado Nairobi joogta ii ladan ban ogaa Maxa ku dhacay wlala wax kasto jeceshahay alle ha ku siiyo ta labaad mesha aad cuntada ku cunaysaan shamac ama caw iska dhiga cuntada ciida ba galaysa qof kasto duruuf adag ku jira alle ha ka saaro😢😢
@fuadaqyaar9150
5 сағат бұрын
Nairobi qofka Hadu joogo muu ladhanyahy kkkk midakle islantan Nairobi kaliged baa tagtaa Rerkedha iyo ciyalkedha qoxotige joogan midakle cuntadha ma bac baa lakucunaaya caradha gali adsheegi mxay
@NimcoMaxamuud-i4z
2 сағат бұрын
Aamiin aamiin yaa rabbi
@BushraHashi
8 сағат бұрын
Bismilah sokorta iskayare
@FatumaDek
4 сағат бұрын
Qoftan caafimadkeda dan kama laha miyaa maxaa maaye siliidan iyo sonkortan😮
@nashaatroble4093
6 сағат бұрын
Apyo dhulka haku fiiqin ari majoogo miyaa
@Anzal222
3 сағат бұрын
Istarey cafimadkaga u nax waxaas sonkor iyo saliid iska dhaaf ama iska yaree
Пікірлер: 85