KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
QALADAADKA RIWAAYADAHA QOSOLKII ADUUNKA 😂😂😂😂😂
No video
Жыл бұрын
QALADAADKA RIWAAYADAHA QOSOLKII ADUUNKA 😂😂😂😂😂
Рет қаралды
64,607
YUSUF XAYBARO
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 170
@aminaamisha8133
Жыл бұрын
🤣🤣 bilkheyr maser kiyo qofa xaybaro wa geesi isdo islaantisa u astorayo Masha allah iskuwaara♥️♥️
@nimcomaxmed5553
Жыл бұрын
yusuf xaybaro waa fariid siduu gabadhiisa u Asturayaan kahelay mansha Allh
@meymunshirwa2951
Жыл бұрын
Walaahi bilkheeyr waa funny weey iga qosliday ka ilaasho xaajigaada naagaha 👏👏❤️❤️
@fathiyafathiya8599
Жыл бұрын
Anigu bilkhayr ayaan lamaseyrey Yuusufow huno gabadha ciyaarta kada Waan ognahey inay thy film lakin qalbigaagu bilkhayr ha xasuusnaano 🎉
@fartuunabdikariin6413
Жыл бұрын
film la sheegaba khaldadka ushidan😂😂😂😂
@fowziyoxuseen219
Жыл бұрын
Hhh wlahi waa funny bilkher waryaada wuxu waa filime kulaha Sasa kaa rabaa abay 😂😂
@sahrocali3577
Жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣bilikher waa maserkii oo qof ah noo soo badi fani waye wlhi
@sowdahassan9690
Жыл бұрын
War wll xaybaroow noosoo badi khaladaadka bilkhyr was fariid damiir leh😂😂😂
@Ayan-lr3te
Жыл бұрын
So funny walahi umalkhaire 😄😄😄😄😄from Djibouti
@zarayou8560
Жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤
@naciimo_cabdisahal1625
Жыл бұрын
Bilkhayr waa balayo casar🤣🤣🤣
@safiyahappy2628
Жыл бұрын
bilkhayr jooji hinaasaha😄😄😄
@hoodoyuusuf4108
Жыл бұрын
Bilkhyr waa fani wlhi Yuusufna sidoo kle lamaane ku dayasho mudan tihiin
@hasnoomar9499
Жыл бұрын
Waa sax Ilhaan waxeeda filam duubud ma ahayn caadiyey isugu fidisay iska celi Bilqayr
@caashocabdulaahi3354
Жыл бұрын
Bilqer fani waye wlhi qladad walba so galsha hhhh
@ziinaahmedciise4899
Жыл бұрын
Hhhhhh wllhi riwayad qosol ah bay ahad guuul bilkhar iyo xaybaro
@jamadahmed1518
Жыл бұрын
War ileen tanoo kale waanba yaabaye Bilkhayr dhib badanaa Alle ha dhaafe
@yaasiinhassan2127
Жыл бұрын
Waar noosoo badiya wlhy qosol baan la ilmeeyay
@fadumomohammed9084
Жыл бұрын
Hhhh bil khayr masterka aad ayaa ugu dheereysaa
@hodhare961
Жыл бұрын
Waa naag nool dumaashi waan ku wadanaa 😇😊😊madaxa barobalaynka is jir 😀😀
@sawdaamirofficial1884
Жыл бұрын
Bilkhayr itixaan waaye ilaasho abaayo ninkaaga rag lama aaminee
@leyniinainaahmed7578
Жыл бұрын
bilqayr maseerkeda waa cajib 🤣🤣🤣
@maanbilaahmednourjaangoow
Жыл бұрын
Alla Ilaahoow Bilkheiraa:🤣🤣 Isagaa Igu Darran Kullahaa Maanta Hana Soo Wicin:🤣🤣🤣
@meymunaali7850
Жыл бұрын
Bilkeyr you are good actress. . Awesome. Congratulations
@aishamohamedhassan9598
Жыл бұрын
Bilqeer maseer aa kawaalay keep going 🥰🥰🥰
@hanoyyy.11
Жыл бұрын
Wuxu film waaye kulha wlhi waa qsle😂😂😂
@cumarnuurobsiiye9348
Жыл бұрын
Ar bilkhyrtanaa mid mahaa🤣🤣🤣qosoly igu dishay🤣from hargesia
@shukriosman9565
Жыл бұрын
Bilqer fani waye
@xamdakooshin6148
Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Bilkhyr ilaasho ninkaa waan ku wataaa dumo
@halimoahmed45
Жыл бұрын
Bilkheyr Caadi ma ahan cadkaaga dhacso sister. Ha ujoojinin
@rahmoahmed7180
Жыл бұрын
Allah feeraha bilkher caadi ma ahan maseerkii oo qof ah sasaa ka rawaa
@foosmuxudiin1845
Жыл бұрын
Walahi waa fani bilqeer lkn oogow waxa waa nag mida kalane nin iyo damac
@halimasacdiya63
Жыл бұрын
War ilen balo dhibadanay bilkhayr wlhi qosol kii adunka yah 🤣🤣🤣🤣😂😂😂🙏
@amalhusen9176
Жыл бұрын
Hhhhhhhhh bilkhayr anoo cadhaysan oo kaligaya Baan qosol is celin🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️ wayay
@fadumoaden1665
Жыл бұрын
Yusuf waan KU nahay ileen aniga bilkhayr ayaaan la maseray kwrn
@saynabxasan1103
Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh wllhi bilkhayr qofla joga niyadaa cadi igu furmysa caajis dhan ma jiro
@queenahlaam116
Жыл бұрын
Wllhy waan qoslay bilkhay qosol weeyi
@ruwedoasad1539
Жыл бұрын
Asc keep going adeer m.a thnks
@qamarsacid307
Жыл бұрын
Alla wllo saas u qoslayey waan beer casaaday nosoo badi qaladaadka
@casuuseahmed979
Жыл бұрын
Nin najeeriyan ah oo madow badan Markay tidhi ayay Xasuusatay inu ninkeedu Madow yahay markaasay qososhay 🤣lolz Legend bilkhyr🤚
@KadanMahmoud
Жыл бұрын
Nagta ilhan ninka mxy kaga dhag dhagasa anu wan diday filinkan
@liibaanosman7895
Жыл бұрын
Sooo badiyaha wallhi waa qosol miirin
@faniabdulahi6340
Жыл бұрын
Maseyrka bilkhyr ba iga gadan
@Shamuuri247
Жыл бұрын
Umulkheyr you the best 👌 masha Allah jilaa rasmi ah
@habbooncabdulhired8456
Жыл бұрын
Hhhhhh wllhi bilkheyr xaraabo weeye
@fathiyafathiya8599
Жыл бұрын
Ilhaan way isku tuurtay Yuusufe waa qalad waana danbi oo waa ceeb
@maryamaruun9686
Жыл бұрын
Alla hooyoy bilqeyr qof nool wye wlhi wey ika qoslisay sasaa karabaa Naagtan ninga isku xoqeysa iska celi mba xishooneyso kwrne ayidoo qaawan ayeey hadne ninga isku xoqeysaa
@salmaansanka8461
Жыл бұрын
Wlhi bilkheyr waan wataa runti
@hannadaadey9687
Жыл бұрын
Filimki hindiga aan beri dawan jirey baan soo xasuusta aan si dilo
@maxdar11
Жыл бұрын
Ilaahow xaas sidaa noo jecel nasii 😄😄😄
@zakcalasow8721
Жыл бұрын
Waxaan riwaadad waye lakin iskaantan alle kacabso ninka ku qabin ha isku sahin bilqeyr waa gabar yar gabartan ka maseyri Meysey dhaqan xumda diid
@najmoibraahim3662
Жыл бұрын
Wallaahi daacad baan uqoslay 🤣🤣🤣
@hothanezxaaq133
Жыл бұрын
Wllhi bilkhayr waa funny ala beerka😂😂😂
@zahramychannel238
Жыл бұрын
Wlhi waa cajib
@xaliimacali5595
Жыл бұрын
hhhhh bil khayr caadi maahaa kulahaa suga anaa idiin qiyaasayee boqortooyo illaasho ninkaaga
@malableychannel8464
Жыл бұрын
Gabdhaha xasaska ah please noloshiina iyo gurigiina naag sxb iyo balayo has keenina sariirtada lugu uureyna hadhowna dharkada lugu qabsa ragna waa 🧲 wax walba iska qabsada
@amunali1330
Жыл бұрын
bilqerye is ilali adga in ciribta lagugudhufto uk 🇬🇧 loga imaday 🥰🥰🥰🥰
@fatimahassan6872
Жыл бұрын
Waa run teed bilkhayr xageey ninka ugu dhegeeysa
@habibafarah3409
Жыл бұрын
Wwwww Mashallah ❤❤❤❤❤
@meymunaali7850
Жыл бұрын
This is funny
@yaasirmuuse7908
Жыл бұрын
qosol iguma harin 🤣
@halimahalimahassan8460
Жыл бұрын
Wlxi you so funny 😂 Swthrt bilkhry💖🥰
@kingmohanjacelow6248
Жыл бұрын
Wllhi Ruwayada wax ka fcn qaladadka
@xaliimacali5595
Жыл бұрын
Bilkhayr maashaa allaah waa agtarad wayn
@meymunaali7850
Жыл бұрын
I wish this could trend
@saynababdi6226
Жыл бұрын
Wllhyi xarabadoodan riwaayad ka dhicin waan idinka helaa
@nuuraadam3677
Жыл бұрын
Wlhi yusuf wa nin nagtisa asturanaya
@zuzuuabdullahi1341
Жыл бұрын
Alla hoyooy kuso dara plz
@farxiyacumar2587
Жыл бұрын
hhh bilqeyr masee ani cml😂
@sowdomohamedelmi9675
Жыл бұрын
Waa maseerkii oo qof ah bilqeyr
@carimchannel9459
Жыл бұрын
War islaantaan waayeelka Ah Ha is Asturto Oo Hadaboosho Madaxeeda
@fadchanel4899
Жыл бұрын
Meesha hadi sida noqoto anigu furin waxan ahayn ima mareen
@saynabxasan1103
Жыл бұрын
Alla wll nosoo badi khaldja riwaydan
@umumeysa7790
Жыл бұрын
Bilkheyre intaa wad iga dulqad badantahay wlhi
@deeqajaamac4520
Жыл бұрын
Wlhi funny bilkhayr maserley aan cadi hayn weeye
@adnanhussein7351
Жыл бұрын
ilhaan waxeegu waa too much ninka maxay ugu seexseexanysaaa
@luulali7231
Жыл бұрын
War ileen waxa dhib ayad kaso martan
@usernimco
Жыл бұрын
Bil kheyr dhiig kujecelhay❤
@ismahancabdiraxman3038
Жыл бұрын
Wan idin salaamay dumaashi janooy
@sacdiyomaxamed3853
Жыл бұрын
Funny wlhi War bis heee bal kala fuqa bilkheyr🤣😂😂
@hannadaadey9687
Жыл бұрын
Waa run bilkhayre ninkaag ka ceesho ma kala jogi karno kula aha 😂
@kilaasyar8378
Жыл бұрын
Waa runted xaged iskugu dhagten fariid bilkhar
@zahramychannel238
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@filsanaadan2761
Жыл бұрын
hhhh
@laylacaday4735
Жыл бұрын
Rawaayad walba qaladkeedaa noo soo dhiga
@faadumofilsan2840
Жыл бұрын
wllhi caadi Mahan bilkheyr
@rahmahassan1377
Жыл бұрын
Kkkkkkķkk😁😁😁😁😁🌹🌹
@ifrahapdillahiciise8550
Жыл бұрын
Ala noo soo badiya😄😄😄
@nawaalinasooraan2910
Жыл бұрын
Umulkhayr waa funay wlhi😄😄🤣
@nawaalyuusuf7408
Жыл бұрын
bilkhayr wlhy waa funny
@mohamedhillowle5810
Жыл бұрын
Bilkheyr maseerley ahaa
@mssdahiro6113
Жыл бұрын
Ruwayada qaladadka ayaba ka shidan wlhi
@Nuurtoali129
Жыл бұрын
Xaybaro fiiri yaa kulahaa😂 oo wll 30 ood Somaliland joogty ma hal sano oo xamar aad joogtaybaa ku badalaty
@daacad7403
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@umumaryama9023
Жыл бұрын
😄😄😄😄😄ileen qosol looma dhinto😄😄
@sumadqaran
Жыл бұрын
Bilkhayr umadeena ma ahan kkkkkk
@Amaalchannel976
Жыл бұрын
Hhhhhh walahi cade ma ahan
@mabarikabdi1707
Жыл бұрын
Qof maseer badan waa Qof Bilaa kalsooniya
@deqaahmed654
Жыл бұрын
hhhh wa runted bilqeyr iska celi
@munajaamac2084
Жыл бұрын
War noosoo badiya
@iimanfarxan7135
Жыл бұрын
Bilkheer maseer kii oo qof ah
@aslimcln7295
Жыл бұрын
Bilkheyr maseer badanaa hhhhj
@ibraahimmuxidiin1214
Жыл бұрын
Waan fuurey wallaahi
@mabsuudamerica3945
Жыл бұрын
Riwaaydii youtube bilkhyr ka soctay maaxad u goyeyseen
Пікірлер: 170