Hadii tv live ahaan lahayeen qaladaad badan ka bacdi luqadeena iyo wariyashenaba tv yada way horumari lahayeen
@ahmedsomali4482
4 жыл бұрын
Muno wey iga qoslisay kulahaa amadi wuxuu kamid yahay xanuunada dadka ku dhaca . 😀😀😀😀.. Astaan tv waxaa tihiin tv ga labaad ee aan Aad u xiiseeyo Barnamijyadooda🙏👍
@khadijamohamed4659
4 жыл бұрын
1:40-------2:00 dartey baan khaladadaka astan TV u searching greyay walahy waa naag go aanleh somaaliya waa naag naagbaana utalineysa qoftaas frinteyda hlgarsiyo goankaaga waankahely🤣❤💯
@abdikhaaliqmohomed9066
4 жыл бұрын
Hhhh wxa weyey abshir zaad hhh kii qaraaxo
@abdiazizabdikadir4842
4 жыл бұрын
Astan tv gabdhahan qurquruxda badan intee kakeentaan horta show gabdhaha lawaayayba idinkaa urursaday msha allah Any way hore usocda
@hadoomacabdi4011
4 жыл бұрын
Haaa 🤣🤣🤣wadan kasta waa naag 😂😂😂 💕👌
@sayidalisomali8432
4 жыл бұрын
Walaahi qaladaadka astaan waaba ku tashtaa waa shacatiro soconeysa sanadkaan saduush baa ka maqan hal mar mooyee waxaase iigula qosol badan mm shooble iyo deeqa qaasim sidaad ii ogeyd baan rag ba ilaaway hhhhhh astaaan guuleysta my team
@axmedhanad9838
4 жыл бұрын
Wlhi waan qosly noo soo bdiya 😂😂😂😂
@nadasmile6498
4 жыл бұрын
Na cusbo fcn kudar😂😂😂😂😂manoli manta wa saxday sa uqoslayay wllhi😂😂😂😂
Mida ugu lo san wa mida dhaheyso soomli naag waye uff
@bibabooz1923
4 жыл бұрын
Qaali Aseyr adneh lax qaladka arkin Aa tahay gabarta waa saxsan tahay magaca somali qaabka loo adeegsado waa dhedig ama naag sidaa u taqaanbo. Dadkiina waxna aqoon oo madax adeega badan leh iga soo boodayba
Qaali Aseyr Sxb dameer iyo lo ba adaa isku ah yaa ku la hadlay Maxaa la dhahaa qaladka ga hadii laguu sheego waa gubanee miyaa naa bax Wax is kuma fashayahay Wax Wax kuu sheego Aa weysee anaga afka uraayo hala so aadine
@mohaxarakeye4800
4 жыл бұрын
Wadmada dhan naag waye😂😂😂
@adamkismayo7714
4 жыл бұрын
Somalia nag waye marekanka WA nin kulahaaa🤣🤣🤣🤣
@deqamohmoud5183
4 жыл бұрын
Ileen hablaha iyo inamada wariyayasha ahi way isku milan yihiin salaamad bootar ba laysku marinya🤣🤣🤣🤣
@umaqalidiyoabuqalid
4 жыл бұрын
Biliis sheer lag
@abdifataahcade6793
4 жыл бұрын
#0:58 midan yar baa uguqosol badan meesha
@abdirahmanmuhiyadin6572
4 жыл бұрын
2:16 marayksnka nin waaye😂😂
@هنودهالأمير-غ7خ
4 жыл бұрын
Mareykanka nin waye somalia nag waye kulaha😂😂😂😂😂
@ismailhussein4378
4 жыл бұрын
Soomaaliya naag waye wa runteed gabarta 😂
@kowtheryasin3979
4 жыл бұрын
Gandha cuntadaa iga qoslisay wllh😂😂😂 Waa fariid
@anisodiiriye5797
4 жыл бұрын
Hhhhhhh wale astaan dade hesaa
@nuurciiro5832
4 жыл бұрын
cuntada cusbo fican ku dar hadhow ban cuneynaye iga qoslisay kkk
@fartuunlucky6594
4 жыл бұрын
hhhhh na cusbada kudar hadhowdi anaga cuni rabne hh
@umaqalidiyoabuqalid
4 жыл бұрын
Walal hadaan rabtaan FAA iidaysid soo bokho yutub umo qalid
@omarvlogsuk7496
4 жыл бұрын
Hahahahahaha😂😂😂
@zunduzbarre6435
4 жыл бұрын
Wadankena naag waaye 🤣🤣🤣🤣🤣
@farahsaninaabdullaahi2509
4 жыл бұрын
😂😂😂😂tan waaba iga qoslisay somaliya nag wah kulaha😂😂😂
@malinabdi2315
3 жыл бұрын
Hhhh kan wariyaha hadii uusan may may fahmeyn maxuu marka hore u dhahaa mey mey ku hadal🤣🤣🤣halahaas magac lee maa la marooyaa kulahaa
Пікірлер: 145