Sowday wallahi wajigaga ayan jeclahay abayo ilahay hosha hakufudeydiyo gabadh ban ahay will hai maleynin magaca abahay aya iku furan walahi 2 sano dan ayan dawada qisoyinkaga plz teda kale waligey mehelin 10 like hita❤❤😂😮
@salahhayle6337
Ай бұрын
Waligey 4 like mahelin 🥺🥹Ayyyyy
@SawdaBillan
Ай бұрын
Hada ayad helaysa like badan waayo waxan ku saaray pin 📌 ❤❤❤
@Samsammaxamed-ds9yy
Ай бұрын
Like max lagu hel horta afrah badaw ban ka ahy
@Salmamohama
Ай бұрын
@@Samsammaxamed-ds9yy ani xata ma kasayi noso ogow
@salahhayle6337
Ай бұрын
@@SawdaBillan mahadsanid
@maryanmohameddirie2043
Ай бұрын
Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤
@UbaxAyanle-cq8fi
Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-lz3dd2rd8j
Ай бұрын
❤❤1❤111❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashirgedi3090
Ай бұрын
Cajiib waa qiso mucjiza ah thanks sawda
@Sucad37
Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@nortaabdinoradow262
Ай бұрын
آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
@user-cj5wv5qq4y
Ай бұрын
Asc dhamantin Drs sawda waa qiso xanun badan waxaba igu daran kan xaskisi dilay ee riwayada jilaya bisinka ilahay ha u naxaristo gabadhas dhimatay ❤❤❤❤❤
@rihanruun1147
Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم 😊😊
@MaryanDagan
Ай бұрын
Uso duceya hagmiyd shikh ismacil haniya iyo shahidki dada yara taliyihi Katib al qasam hamam al xashash rer qasana sujuuuda ugu ducya wllyal😢 wlhi manta dhan wan oyey ilhow yuhud jabi islm kushegan carbatahna alow dayac 😢
@farahcasowe6346
Ай бұрын
Waankuseexdaa❤❤❤❤ walaahi😂
@nasraqaali7050
Ай бұрын
Walaalay waad ku mahadsan tahay in aad noo soo galisay qisada. Anigu waxaan ku jiraa dadka ku seexda marka dhib malahan hadii cod kaliyah aad soo galisid.
@OsmanHaji-ig7tr
Ай бұрын
Gabadhey Sawda, kheer Allah ku siiyo. ( تلك حدود الله ومن يتعد حدود الله فقد ظلم نفسه ) الا ية. يا أبنتي سودة جزآك الله خيرا وبارك الله فيك. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير. اللهم رد كبد الظالمين في نحورهم واكفنا شر غضبهم ونفوذ بك من شرهم.
@sucaadabdilahi3375
Ай бұрын
Wlhi inta ku seexatan ku jira zawday wllo Alle ha ka abaal mariyo❤
@billieayan8999
Ай бұрын
سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر ❤❤❤❤❤
@SagalMaxamed-fm9em
Ай бұрын
Scw scw scw scw scw sawday alle ha ku xifdiyo wadan aan jecelhay uuba iga isoo hor baxaya dalka kuwayd ❤❤sawaday qaaliyey sheekooyinkaga waan jelay alle ha ku xifdiyo qali
M.A.ABAAYO ANIGU WAAN KU SHAQEEYAA GALINKA HORE.SHUGRAN
@hilaalfaysalcali7113
Ай бұрын
Nimanka carbeed horta maanay wax hubsan qisooyin badan oo sidana ayaan arkaye haba dilaan marka dambee qofka inay wax waydiiyaan maxaa u diiday subxaanallah
@Salmamohama
Ай бұрын
Waa cadi abayo saa ka badi weyday ka dhig anaga wax no dal dalma lee rabnaa alle codkada haku barakeyo xbbti sowdaa ad baa ku jclhy wlh malin hada ku wayo shaqada guriga ima saxna ano dhib sanayo aya qabsada wlh hano gambin lee ok
@user-fr4pw3ep6p
Ай бұрын
Wlhi waa qiso xanun badan ale hana dhowro Haa wll wlhi ani qadadaa ku karsadaa iyo dharka oo mar mar ku dhaqdo ale haku barakeyo wakhtigaa qiimaha badan aad noo hurtana ale misanka xasanadka ha kugu daro Qisaba qisadey ka cajiib santahy baad nosoo gud bisaa❤
Пікірлер: 359