QALASKU HAYS JIRO😂. WAR YAAN LAGU SUMEYN EE OROD GABADH KALE DOONO😊. AAWAY AABAHEED IYO HOOYADEED ?
@SarahWarsama-o8u
2 күн бұрын
HIHI GABADHU WAXAA NOO CAD IN AY QALADKA USOO DOONATAY QALADKA SI AY ADEERKEED USOO SII DEYSO😂
@IbrahimCabdikariim-pg2ku
4 күн бұрын
Anshaxana hala baro uu isagoo feedho qaawan livka soo galaya akhlaaqda ha dhawro habarjeclo guurkodii wuu dhamaaday guur nooma fura
@SarahWarsama-o8u
2 күн бұрын
WAR MAXAA GABADH LOOGU SHEEGAYAA ⁉️ WAABA HAWEENEY CARMAL AH OO NIN QABAYE ? WIILKA GABADH GASHAANTI AH BUU U QALMAA😊
@a.j2428
4 күн бұрын
MEESHA VIEW AYAA LAGU RAADSANAYAA DADKIINA RUNTA MOODAYA, WAA JOKE IYO KAFTAN SOCIAL MEDIA
@SarahWarsama-o8u
2 күн бұрын
WAR GABADHANI IYO FAYSAL WAXBA ISUMA AHA😂. ISAAQ WAXAY JUST KA GUBANAYAAN INTUU YAHAY DHULBAHANTE😂. WIILKAAN ISKA DHAAF HAWEENAYDAAN BAANU KULA TALIN LAHAY MAR HADII DHIB KAASOO GAARAYSO😂
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
4 күн бұрын
War ina canbaasho kalay nagu dhalaysaaye naag habar jeclo haguursan Qalasow gabadh darwiishad guurso hadii kale iyadu hatimaado ssc khaatumo oo markaa walaayada aabaheed hala waydiisto hadii uu diido walaayadana halkeeda halagu meheriyo
@IbrahimCabdikariim-pg2ku
4 күн бұрын
Waa arin caqliga saliimka ah qaadanayn dhagar ayaa ku jirta ah in lasumaynayo itaalkeda way ku aarsanaysaa hadalkaygaa meel halagu qoro wiilkaa yarina wuu ka badbadinayaa ee halaqabto hoo meel hala fadhiisiyo waa iga talo
@Musicmusic55711
4 күн бұрын
kkkk
@hiradbahwal4488
4 күн бұрын
😂
@hodanadam224
4 күн бұрын
Warya
@Mideye157
4 күн бұрын
Waa Iska nacnac iyo view raadis. Dhulbahante maanta HJ ka gursanaya u malayn mayo inu jiro ila HJ dhulkooda aaminto oo jojiso dagaalka ay hurinayaan
@IbrahimCabdikariim-pg2ku
4 күн бұрын
iska garan maayo waa dhagar larabo in lagu sumeeyo lkn ninkaa layidhaahdo qalasman waa faaraq caqligu ha shaqeeyo
Пікірлер: 15