@@abdinaser5746 sxb dayax hadu Rabo yuu imanin lkn fananinta kale dayax hado iman laha we iman lahayen duliyasha amarka kushaqeya war Marti manta hadii lagu yahay adna beri Marti unoqon karta🤪
Wlhi qofka sxp aan heysan waa qof aan wll heysan allow noo dhow sxpeheyna
@abwaansharmakegermany
4 жыл бұрын
Labadii boqor oo stage ku kulmay waa layaabay keeb going brothers idin wataa gar iyo gardaroba
@mobulhanlyrics1720
4 жыл бұрын
Qamar Sugaani Saxiib Sadkiisa Wata. Khadar Keeyow Nin aan aqoon Isla wayni iYo Isqaad Qaad Marka Tahay Nin Saasa Waxaa Tahay Halka Legend o Jira. Wa ogahay inuu akhrinayo Qoraalkyga Khadar keyow Saxiib Guul io Gobonimo Ku RaJayna mataan.
@jihanosman9925
4 жыл бұрын
tas benta waye keyow wu isla wayn yahay fanskisa xata ma qanciyo
@juweyriojuwa5361
4 жыл бұрын
@@jihanosman9925 beentaa mahn wlh siduu ahaa markaa soo xasuusto iyo suu iska dhigaayo 😏stage uu ka heesaayo amarkiisa lugu soo koraa shacabka wuu necebyhy
@jihanosman9925
4 жыл бұрын
@@juweyriojuwa5361 ani koleba sida u arkay abayo islaweyni uu is cajibiyay
@ciisegabaxofficial4143
4 жыл бұрын
@@juweyriojuwa5361 ma inuu ku shumiyo rabtay nacasyahy
@abdulhakimzoobe3245
4 жыл бұрын
Dad wuxuu iga jiraa waqooyi wlhi nasab kaamil waaye dadkeyga waqooyi from muqdisho ii noolaada inta ay nolal jiro ina hooyadeey qamar suugaani iyo my dear bro khadar keeyoow hori u socda
Khadar maxamed keeyow waa xidiga Ama masraxa fanka soomaaliyeed Taas waxa usii dheer waa fanan aan odhan karo waa boqorkii codka jiilka fanka ee maanta. Viva Keeyoow adeero hore usoco
@Sulthanhassanali
4 жыл бұрын
Qamar and keeyow I am your first supporter❤️ waan idin wataa Legends 💯
@horiyoningeeyahaguursado2387
4 жыл бұрын
Sida hargaysa loogu kala kacshay fanaaninteena sida fiska kabaye dalmar najiib alfa waa inay reer muqdisho ugudaan abaalka oo lagarab istaago fananinta reer hargaysa❤️🙏😘
Masha Allah wiilasha muqdisho weey calool fiicaan yiihiin masha Allah ilaah soomaali qalbigooda haysa jeeclysiyo aamiin اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد اللهم إصلاح بلاد الصومال وحفظها من كل شر ما خلق اللهم أجمع كلية الحق صوماليون كلهم يا رب العالمين
@apdihamiidofficial7808
4 жыл бұрын
❤️❤️❤️Qof pa hami ayu kaleyahy inu karo youtobe ka ani hamigygu wa inan mid one million qarna herarkale. Oo ad ukala fog. Balse anuu. Inan 100 garo bishan. Ada igu cawinkara walshy oo. Wllky. ❤️❤️
@umaradwa6182
3 жыл бұрын
Saxiibtayday qaaali hodon yaasiin cali ilhy cimri dheer iyo cfmaad kusii ilahayga Hana dhigo kuwii janada ku kulmaan my everything
@odasodas930
4 жыл бұрын
Wowwww mohamed kader Ibrahim keyow nolow qurux bu Allah gusiyey mashaAllah❤❤🙏🙏👍🏻👍🏻
@hanaaxmed3489
2 жыл бұрын
Roolaandiino khadar keeyow marka cagaha aad ka ciyaarto ayaanba ka helaa aniga m.a ii noolow waligaa i.a aad baan kuu salaamayaa khadar style keeyoow good luck.
@xalimoaadan5142
4 жыл бұрын
Khadar walaahi Waan ku jaceyl ilahay haku xafido walalow
@cabdirahmaansiciid7723
4 жыл бұрын
Sxp is AaMiSan aya tihiin heestaan sxptinimo ana wxan xasuustay sxpaDey kow nuune sxp uku jeclahay yashwanti madax yare QeeBti Labad iyo codka bini shaafto iyo c.xakiin MahRe😘 aya iso xasuustay wlh
@qandacpranksvlogs1203
4 жыл бұрын
First comment
@ziciidmohomed9684
3 жыл бұрын
Zxpaday wllhi maso koobi karayo kuwa ugu Mudan ee nasiibka u yeeshay in aan halkan ku xuso mustafe ,cali,xarago,halac , karaamo, abdiqani,maxamed, alle haydin guuleeyo zxpayaal
@maymuunomar7618
4 жыл бұрын
M.allaah qadar keyeow wa fanan Somali nimadu ku weyntahay qamar sugaani waa fanan somaliyed ee ma isaga xirtay Bilal Muse bixi ba xirtay rer muqdishow fananka ka dhamada
@ayaanmohamed1862
4 жыл бұрын
Hala meeraystane daa qamar sugani xidha isaga idin so doontaye rer xamarow
@faatinbulle3862
4 жыл бұрын
Saaxib nin waayaa inkastuu sarkaalyahay Surimada marikaro❤
@omaararabsio5385
4 жыл бұрын
Qamar suugani Mucjisada fanka iyo keeyow oo is helay
Fannan caqligiisa ku socda 🥀 Maaha kay naagtu u taliso 😂
@xassangantal8059
4 жыл бұрын
Sas waye my sister
@nacimabeauty1168
4 жыл бұрын
waa qalad waxas sister dadka lama caayo qadar iyo dayax waa wallo hadiii uu iman waye xaflada wallkii qadar baa tegay marka qamarna asaguna waa wllkyn soo marka kadaya wiilka daya wiilk 👋
Saxiibtinamadu waa hadyad, Halka saaxiib ee yeeshay waxaa ujeclaa sida walaal ila dhashoo hal naas wada nuugnay🥺🥺🥺 maanta aduunka iima joogto Allah kuu naxariisto Aisha Sxb😭
Пікірлер: 591