fanaan Jira wlhi love baan kuahay codka qamarka fanka we love qamarka
@somalilanderinasiciid9342
6 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo ilbaxnimada ee gayiga dadka afka somaliga ku hadla somaliland
@SafwanHalac
6 жыл бұрын
My brother qamar sugani go forward my musician mr Hitmaker Bulshawi iyo cabdiqani gadhka hawshu ha socoto
@XamseCabdilaahi-sm7dh
Жыл бұрын
Asc pro
@ilkacase3140
6 жыл бұрын
Omg walee ninkan fanaan la hubo iga dheh wuu ku raaxaysanayaa codka mcn
@zenazargon1904
6 жыл бұрын
Anu heesta man dhagaysanyne ciyartisabn la dhacay style💕👌👌👌👍
@mahdi8972
6 жыл бұрын
Fanku wa u dhalasho rag badan bu qadka ka saaray qamar suugaani liketa iga booba
@abdirahmanabdilahi8801
3 жыл бұрын
Haa wllhi🥰
@ahmeddeeq6650
6 жыл бұрын
Wlhy way yaaben kuwaa kadanbeya ciyaarta codka stylka hore usoco sxb
@abdirashidhassan4269
6 жыл бұрын
Fanku Waa U Dhalo Ama Dhaxal Ku Hano Abti Qamar Suugan Hore U Soco 💪
@nemaabdi2240
6 жыл бұрын
Soo mahan
@sharmaarkecabdi9900
5 жыл бұрын
eshqiyaska
@abdiakil3741
6 жыл бұрын
Cabdi dhaanto wa ka inkaarsaden miskiinka wax ka weyn uu arkay. Qamar ciyaalka saan dhan ha ruxin sxpow
@regalsnow9707
6 жыл бұрын
Aaah zuuuuukii isii qamar inaba cadii alfanan wa hibo fanku wa hargeisa iyo baa baah cleek music suu ila racayo dawada weynkas heersare I love it qamar suugani nolow indr khadra silimo wa inaad la heesto codkiina isku soo baxaya walahi beat ka ama music gay sidaaday ulaa racda ku raxsysta yaduna ufiirsada sing with her walee 👐
@happyahmed1257
6 жыл бұрын
inamdaydi funy styl waynkaa halka kaga haya stylers more love iga hanta ameen wllkay
@hothoyazimali5466
4 жыл бұрын
Amazing voice 👌Qamar suugani ♥️
@Weriyeaxmed
6 жыл бұрын
Badalkii Maxamed S Tubeec, Cumar Dhuule Cali, Digfeer Xasan A Samatar, Axmed Cali Cigaal, Axmed Mooge Liibaan, All Fanaantii Hore Intiina ila qabta Fikirkan LIKE Iyo LOVE Cas Igu Qabo.
Ahmed Kaafi Pro suleban tuubec from jabuti digfeer from jabuti cumar dhuule from jabuti xasan adan from somalia axmed cali cigaal from somalie fanan sharaf badan ayey hayen wlhi
Mansha allaaah qamari waa nin shidan hesahisa aad ayaa uku heley iyo Ciyarta cadi ma ahan Nin culus hore u soco oll fananinta o dhan waan idin jacalahay aad bad idin tagernaa 😍😍😍😍👍
@aydarusabdi6638
6 жыл бұрын
Qamar sugaani maha fanan Waa hobal hhhh viva qamar sugani
Пікірлер: 312