Nasiin abdilahi diriye sooran waa inan yar oo qurbo joog ah oo ku nool carigaa iyo London waxaana dhalay fanankii caanka ahaa ilaahay ha u naxariistee ee somalidu u taqaanay abdilahi sooran inkastoo markii danbe uu ka toobad keenay fanka uuna dhintay asagoo sheekh oo ka eedaama masaajid 2015 ayuu geeriyoday alle ha unaxariiste
@hipakahmet8368
5 жыл бұрын
Wa runta wllo hadalkagu alle haw naxaristo
@salmamoha2965
5 жыл бұрын
Alla taas aya u daran hadaa wax ka qabasho ma leh hadayba qurbo joog tahay miskiinta Allah aya u Maqan Mid la joogta Ayu ilaalin waaye ma Mid ka Maqan Ayu ilaalinaya 😌😌😌
@khadarbile4583
5 жыл бұрын
Hamblyo hamblyo Hambly walalkeen qamar sugaani ilahay Haka dhigo labadii isku wara ubad khayrqaba kala hela amiiin amin amiiin waaan idin salamay dayax filimis waaan idin tageerqqq
@hoodomahamed5631
5 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo noqda kuwi isku wara kala helana ubad khyr qaba inzha allaH ♥️
@dhiifocabdinuur6507
5 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo qamar sugani iyo nasiin reer ki lagufarxo allaha idinkadhigo
Hamplyo hamplyo hamplyo hamplyo hamplyo hamplyo maxamed weradi and mara wadiisa❤❤❤💘💘💋💋💍💍💍👌👌👌
@sacadsaxardid3382
5 жыл бұрын
Hablyo
@farduuzshidane9647
5 жыл бұрын
Hmplyo nasiinteyda io qamar sugaani 💞
@munaahmed1164
5 жыл бұрын
masha allah alle ha isku barakeeyo lamanahan . waar C/ soraan ma ka jawaan la jilaa riwayadaha mise alle ha u naxarisdee wa soraanki dhintay ee marki danbe sheekha noqday mise waa mid kale. oo idoor odhani ma sooran bay la baxaan?
@queenbilan2753
5 жыл бұрын
Waa midkii waaberi ka tirsanaan jiray marki dambe ma sheekha noqdey ee dhintay
@henhoa7357
5 жыл бұрын
Waxman Nasiib U HelaY In An Arko #Mu'Adin #Abdilaahi SoraN Alle Ha U NaxariSto ... #Masjid #Nakhiil ..
@fadumoali5330
5 жыл бұрын
Alle ha sahlo amuuraha insha allaah
@maxdar11
5 жыл бұрын
c/raxmaan xirsi nio hadalkaagan ku qoslaa nio😅😅😅 guulayso bro waligaa
@bintuaamina4628
5 жыл бұрын
hambalyo
@najmaaddani5002
5 жыл бұрын
Waaryaahe aduu markaad caayyso xamda queen maanay ahyn inan rer dhaleen o sharfle waar xishood o hadalkaaga io ficilkaagu hays yeeshan maraanyahw😋
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
mabruuk haday runtaay cabdilahi sooran isago sheekh ah buu dhintay o ka tegay fankii alla tolow meeday ianantiisi waynayd sahra
@waligaawanaagsanow1875
5 жыл бұрын
Xanta freshka lee usoo rooray wiilkan hadaan nahay dadka warka jecel waanu taagernaa abowe hore usoco🤣🤣🤣🤣🤣😘😘
@khadaribraahim7209
5 жыл бұрын
Saxibayaal hure usocda dayax filims
@dhiifocabdinuur6507
5 жыл бұрын
Masha allaaah
@saluglafarah4842
5 жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo walal💞💞💞💞🎂🎂🎂🎂🎂🎂🍰🌷🌷🌷🌷
@axmedcusmaanmayow7187
5 жыл бұрын
Hambalyo
@libancalicali9125
5 жыл бұрын
Arin fiican weyi
@zakariyemaxamed5501
5 жыл бұрын
Hyde wse mlin wlba qof ma ku dhge wr wax cusp oo ku gra la imow wariif nimo iyo dd nloshoda ka hdasho wxn ahay ma hysi myaa
Пікірлер: 430