Nin awowgey ah oo bisha geeriyooday AHN ayaa waaguu yaraa loo xirxiray loona garaacay in uu guursaday gbr ay 7 oday soo kala tirsadaan. Soomaali dhaqan san bay lahayde maantadan eedda laga-dhal la wada noqday ma jirin. Gabar waliba eeradkeedi baa guursanaya eegga asaa waxay raggii noqdeen "nin eedda laga dhalay fagaare ma istaago."
@abukarabdi4220
3 жыл бұрын
Qarni joog
@akramrashiid6055
3 жыл бұрын
Shaqo wanaagsan ayaad noo haysaaye kun jeer mahadsanid
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
3 жыл бұрын
Mhdsnid wll
@abdirahman_qaasaali7845
3 жыл бұрын
𝙼𝚊𝚑𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍❣️𝚒𝚍𝚊𝚓𝚊𝚊
@qaraamiqaaci1984
2 жыл бұрын
Loo-har goormaa iigu dambaysay!
@osamaahmed6846
3 жыл бұрын
Ma doonaysaa inaad Qur'an ka ku barato hab online ah adoo gurigaaga jooga!? Fadlan nagala soo xidhiidh: chat.whatsapp.com/JaLiEbq4dUh0E5RpW8qXKE
Пікірлер: 10