Foodhida ninka tumayaa waa xuseen baajuuni alle haw naxriisto dhamaantood. Beytka u horreeyana waxa lahaa xuseen aw faarax iyo ka 2aadba midaan weriseey u weernahayoo aan waayay makaa waraystaa waxay ku jirtey riwaayadiisii ugu horreysay 1954 AUN.thanks sxb C.risaaq.
@gorayhaldhaa8296
4 жыл бұрын
Mahadsanid Sxb Barkhad.
@duceysanowdulmidiid1566
4 жыл бұрын
@@gorayhaldhaa8296 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😔👍 Saaxibka Qaaliga ahow waxan ku baadi jooga riwaayadihi 1940 ila 1960 bal waxad kari karto igu tuurtuur!! Mahadsanid Murtiilow!
@salaancawad1138
2 жыл бұрын
👇Somaliland😭😭😭😭 Dhaman waa wallalaha hargeyisa
@duceysanowdulmidiid1566
4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👏 QARAAMIGA EY KU QUUDINO MAANKA MAANTA HABOWSAN!!
@hamzamohamoud8505
4 жыл бұрын
Kanaalkan codadka qaraamka ee cumar ku luuqeeyo ayaa u badan. Well done baan laayahay maxaa yeelay cumar xaggayga waa boqorka qaraamka.
Пікірлер: 23