@@gorayhaldhaa8296 sxb heesta aad soo galeysey iyo tan link-eeda wa isku mid heesta higsad waan haya ayado cassette ah lkn waxan kula wadaagi karaa showgan kzitem.info/news/bejne/23ylv4Sdr4iJaIY daqiiqada 22:47 si fiican u dhageyso
@gorayhaldhaa8296
4 жыл бұрын
@@maogtahay4999Horta Barnaamijkan xaruntan dhaqanka Ee Hargeysa lagu qabtay Ee lagu soo hormeeyay Laxannadda qaraamka iyo hab dhacooda muddo labba bilood iyo badh ah ayanu ka shaqeynaney aniga teamka kaleba Oo cid iga xogogaalsan ma jirto inta u badana anigaa ururin, sixitaan iyo wakhtiba ku bixiyey. Laxankan Higsad waxa sidoo kale caan ku ahaa Cumar Dhuule Cali Oo inta badan ku luqeyn jirey iyadoo Uu Live kaban ku qabtay Tiyaatarka xamar waatane ila Eeg Ok markaa kasoo fal-celi kzitem.info/news/bejne/p51mlqZrn5RqmGk
@maogtahay4999
4 жыл бұрын
@@gorayhaldhaa8296 wa nugul sxb anigu fanaaniin badan oo kuluc iyo cumar dhuule iyo sooraan ila guroon jire waan la so shaqeeyey sxb waana heesaha aanu ku cawayn jirney weeye cidna ma weydiinayo taa, heestan waxa si fiican u qaadi jirey isna kuluc aun ee wata u dambeysa weeye kzitem.info/news/bejne/1I6ZnGecmKV9iW0 Waanad ku mahasantahay dadaalkaaga
@duceysanowdulmidiid1566
4 жыл бұрын
@@gorayhaldhaa8296 👏👏👏👍👍👍👍👏👍👍👍👍 Waa cusub baa u beryeya umada waayo heesaha QARAAMIGA waa heesihi walaalaha hargeysa GUMEYSIGA KU HILFA LAABEN UMADANA KU MIDEEYEEN!! BACADA FADLILLAAH!!!
@AiSomaliland
3 жыл бұрын
doortayoo igu waanan daynaynee" allah yarahma boqorkii codka
@kabanle1211
4 жыл бұрын
Maya zxp waa Nugul laxankani. Wali higsad ma hayo
@WALAALAHAHARGEYSA
4 жыл бұрын
Maaha "higsad" ee waa "Nugul" wll ee ka badal waanan hubaa inuu yahay "Nugul".
@gorayhaldhaa8296
4 жыл бұрын
May Nugul way isku naaxiyadd dhow yihiine waa "Higsadd" xagga socodka tembadana waa ku kala duwan yihiin Nugulna waa "Zambo" Oo waa degdeg Higsadna waa "Foks" Oo way degan tahey.!
@somalimusicport
4 жыл бұрын
@@gorayhaldhaa8296 sxb hadda hal laxan dhawr tempo waa lagu tumi karaaa isagoo Isla laxankii ah . Inkastonan anigu codkan garanayn hadana waxaan ogahay in hal laxan lagu tumi karo dhawr tempo
@gorayhaldhaa8296
4 жыл бұрын
@@somalimusicport Waa run Sxb waa lagu timi karaa lakiin asal ahaan tembada Uu laxanku ka arooro ayaan sheegayayey Nugul iyo Higsad Oo labba naaxiyadood Oo xagga siiqda loo qaadayo isku yar dhow lakiin waa kala labba Naaxiyadood Oo kala duwan.
Пікірлер: 18