Walaahi beentaa maaha qaab loola kaftamo ama prank ah malahan
@mohamedhaji7148
2 жыл бұрын
Waa gabar qalbi wanagsan wlahy eebe irsaaqad ka khayr badan fanka hasiiyo waxeey tiri markii aan qarax maqlo ayaan jeclaystaa in aan fanka kabaxo. Tan ayaa muujinaysa in ay ogtahay in fanku xaaraan yahay oo ay eebe ka naawilayso irsaaqad kafiican guulayso wlaashay boqorad istaahil ❤️❤️ from puntland
ILAHAY Gabadh sidaaso kale aah oo u dabeecad fiican i sahaal waa Bil Ramadhane 🤲
@nasteexoladan5576
2 жыл бұрын
Waa ikan bbe😂😂😂
@neymarjr8516
2 жыл бұрын
@@nasteexoladan5576 Xgee jogta Xapiipti 😁
@nasteexoladan5576
2 жыл бұрын
@@neymarjr8516 xabbi wadankii soomaliya
@neymarjr8516
2 жыл бұрын
@@nasteexoladan5576 Waad iga Fogtahaay Anigu Kenya jogaa Qalbi
@xamsecabdi9044
2 жыл бұрын
Aamin
@hamaadaabdallayakub9373
2 жыл бұрын
She’s Very Humble wlh waana qof aad u degan aadna u caqli bdn Istaahil ❤️🥰
@hatunabdulkadir5040
2 жыл бұрын
❤🥰
@Quen_Filsan_Said
2 жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin👍👈
@rozaaquen6978
2 жыл бұрын
Lilith ii u
@filsanseed9017
2 жыл бұрын
Yes Sami🥰
@sayidcali7636
2 жыл бұрын
xalaaan jiif ku daawanayey caawa fadhiga ayaa lagu dawanayaaa kkkkkkkkkkkkkk
@munircabdi146
2 жыл бұрын
Jifka Wan ku dagantahay ya igula dawanayo o diyar ah kkkk
@amin-magio
2 жыл бұрын
seed ku ogaty lkn #legendand🥰🥰
@ahmeddeik
2 жыл бұрын
Jijiga ayay noo matalaysay daveecadayadiina iyada ka dhex alhrisanaysaan maasha Allah Dabeecdeena ❤🥰
@Redmensupportes
2 жыл бұрын
Mashaalah wa boqorad dabecad wanagsan, xishood badan princess istahil ilahay Cfmadka haku siyadiyo
@mohamudali5104
2 жыл бұрын
Gabar xishood badan Masha allah ❤
@HanuuniyeOfficialChannel
2 жыл бұрын
Oo sowtaa qaawan
@Qadhar-ml8qm
2 жыл бұрын
Prince istahil wlhi waxan tagerayey oo aan dawaday wagii fanka ey sogaleysay ila hadane wan tagera Mar un wan wada kulmeyna inshalh guleyso bayo gul iyo gobonimo wa gawar xishod iyo aqlaq Alle ugu deqay dabecadii oo qof aah💪❤💯
@@zainabdulla1131 abahaa lafta ka gashay eyohow cuqdada ku haysa waxay inanta ina ayaha ay mesha kuso qortay uunbaan waydiiyaye qabiilku galaaye 🙄🙄🤷🏻♀️🤐🙋
@zainabdulla1131
2 жыл бұрын
@kowsar Abdulahi walal maxa igu cayneysaa ma adigan kaa hadlay ma adiga ayaa ah qofkan reply da ku soo galay. na magac ayn sheekay subxaanalah walee iga ma xishoon
@naimo3372
2 жыл бұрын
Waaaw masha allah tabarakallah princess 👑🥰😁
@idirsali115
2 жыл бұрын
Way baqanaysaa 😢😢 istahil xamar waxaas ayaan u tagi waayay
@@suleeqo0163 sax waaye istahilna qof baqanaeysa uma eka xamar na anaka dhan baa kuwada nool cabsina majirto
@samawadag2579
2 жыл бұрын
Jigjiga team istaahil oo miran alle ha idiinka dhigo so cool waaye gabadh wanagsan wlh
@shiiqaalow8410
2 жыл бұрын
Qofta cod macaa masha allh prince istaahil
@darishore814
2 жыл бұрын
Wa cod macn thy inadeertaa
@latestworld2370
2 жыл бұрын
@@darishore814 hhhhhhh
@iqraahmed9321
2 жыл бұрын
@@darishore814 😂😂waa runta
@falisgacal5289
2 жыл бұрын
Istaahil waa legend madama ay doorate the one and only Abdulkadir mocalim jubba ❤️❤️❤️❤️
@farxiyasvalogs
2 жыл бұрын
Masha allah u dhaha gabadhan wa gabar akhlaaq badan oo af gaaban hadana xishood ku dheehanyahay iyadoo yar rabi baa bixiya ilaahey cafimad ha siiyo quraankana inay barato oo ay ku luqayso ayan ilaah kaga baryaya
@salminaqurux471
2 жыл бұрын
Mash allh gabadh xanunki waka ficnatay ❤
@dirqoolas
2 жыл бұрын
Fadxi bay hestan uqaaday odaygeeda m,a Gabadhan waan jeclahy
@mahadboss9354
2 жыл бұрын
Allow ii sahal Gabadh sidaan u dabeecad fcn 🤲🥺❤️
@najaxabshi1915
2 жыл бұрын
Comment hku baryine salatu lysha ku bari😂😂kaftan xlaala pro
@abdirisakelmi6620
2 жыл бұрын
Astaan aaa away Prat three wali nama soo garin ee naga garbaxa hadanahay dawadasha TV
@rooble8014
2 жыл бұрын
sxb prat 3 qofka lagu sameyey baa diidayay baa umaleenyaa in la soo daayey😆
@maankahero8610
2 жыл бұрын
@@rooble8014 yuu ahaa qofkaas hanad cumar lee 4 aad laga dhigay🤣🤣
@nimcomahamed3913
2 жыл бұрын
Qeybta baranburka iga gadan wow 🥰
@neymarjr8516
2 жыл бұрын
Masha Allah Wlhi ❤️ Princess Istaahil waa Poqoraad
@saygacade2587
2 жыл бұрын
Istaahil gawar qalbi nadiif ah waaye wallahi 😍🥰
@daacad5731
2 жыл бұрын
Istaahil waa legamad walee❤🌹
@Theking-hs6qu
2 жыл бұрын
She is very patient person✅🥰
@miira.7181
2 жыл бұрын
Inta la socoda taxaanaha astaan tv Lafoole Cadnaan model Hanad cumer Princess istaahil
@ilatijaabiwaxwaliba3224
2 жыл бұрын
Istaahil waa reer magaal wlh 🌹🥰
@sagaldhayman8048
2 жыл бұрын
Masha Allah gabar dulqad badan Wye Dadka qaar e Caan iska dhigayo ka sharf badan thy
@ahmettelqardhawi807
2 жыл бұрын
Gabdhaan wa tageera wlhi tageranimdu wa wax cajiiba wa gabar soo jidasho badan m.a❤️
@Shaficisaid
2 жыл бұрын
Prime princes istaahil
@umuahmed4253
2 жыл бұрын
Maasha allah buraanburka bay aad ugu cod macaantahy
@abdirahmaancase2000
2 жыл бұрын
Gabadh Akhlaaq leh istaahil oo sharaf badan big xushmad wlhi xishoodki gabadhnimo ka muuqda
@updyrahmanaaran1790
2 жыл бұрын
Fananad guurso hadi ley dhaho wlhi princess istaahil wan gursan lahay dabci aa lesku dhafay dadow
@nasraaxmed6798
2 жыл бұрын
Ani ima jedid miya😂
@updyrahmanaaran1790
2 жыл бұрын
@@nasraaxmed6798mya iske muuji yqyow
@marwodumar
2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤❤
@fadumoalijaamaac4367
2 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@elyahyelaaskawi1814
2 жыл бұрын
M.a Princes Istaahil Caatadedi Bey Kusoo Noqotey Cayilka Way Ku Foolxumayd Wlh Abayoy Dib Ha ugu Noqon Cayilka kk😂😂 Kiip going Fananadeyda❤🙏
@emrajama3118
2 жыл бұрын
Sax habar buu kadhigey
@kahinshukri8197
2 жыл бұрын
Eesh calaa qurux prince istaahil
@saxardiidmaxamed1254
2 жыл бұрын
Ma tuurataa kulahaa iyadana "Haa" ku teh yassir allah ramadan waaye
@musaybaaadan9863
2 жыл бұрын
Istaahil shekdeda waydinku socta mise ana moday 😂😂😂😂
Пікірлер: 459