Kuwaan allah aya ino sheegay quraanka {ومان كان صلاتهم عند البيت الا مكاء وتصدية فدذوق العذاب بماكنتم تكفرون } Saladooda kacbada agtooda ahna maahin waxaan foorin iyo sacabo tumid ahayn ee dhadhamiya cadaabka gaalnimadiina darteed. Maxay ku kale duwan yihiin foorin sacabkii iyo qeyladi baytka alle ku haayeen gaaladii qureysheed
Пікірлер: 30