Waa waxyaalaha ku soo kordhay dhaqan baa'ba dhaqankii qoyska Soomaaliyeed. Waa nin Soomaaliyeed oo ku nool Sacuudiga oo khadka ka mehersaday gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Holland, oo ninkii maseyray uuna rabo inuu gabarta ku ilaaliyo khadka maqal muuqaal habeen iyo maalin. Maxkamadda Daahir howl adag ayaa u taal. La wadaag asxaabtaada,
Mahadsanid
Негізгі бет Qaxa Soomaalida iyo Qaabdarrada Maseyrka
Пікірлер