27 Maarso 2022, Xarunta Horumarinta Hogaaminta Dhaxalreeb, waxa ay qabatay
Barnaamijka Casharrada Dhaxalreeb.
Cinwaanka: Turxaanbixinta Taariikhda Soomaalida
Sojeediye: Barfasoor Maxamed Xaaji Mukhtaar (Macallin Taariikhda Afrika Iyo Bariga Dhexe, Jaamacadda Savannah State)
Casharka wuxuu ku bixiyay qaab Fogaan arag ah
Waxaana kasoo qeybgalay Aqoonyahanno iyo Arday ka kala socotay Jaamacadaha ku yaalla
Magaalada Muqdisho.
#Dhaxalreeb
#Taariikhdasoomaaliya
#Soomaaliya
Негізгі бет Qaybta 1aad Turxaanbixinta Taariikhda Soomaalida : Barfasoor Maxamed Xaaji Mukhtaar
No video
Пікірлер