@@amalismail7772 hada taasi illaah baaba ubaneyay faarax inu nag gala gursan karo BALSE xaliimo qalbi carur waye diinteeda wala bedeli karaa 😂😂😂😂
@vajqhbkanqbq6501
Жыл бұрын
ᴠɪᴠᴀ ᴡɪɪʟᴀsʜᴀ sᴏᴏᴍʟɪᴅᴀ❤
@maxameddeeq1875
Жыл бұрын
Viva xaliimo Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴❤️
@rnuura334
Жыл бұрын
Viva Gabdhaha Soomaaliyeed🇸🇴💙✅
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
Wiilka Gabadha Pakistan 🇵🇰 la Yimid Geenyuu Helay Waa Xaliimadaan Raadinaayo 😩Lkn Soomali La Igu Ogyahay Is Dajiya😂🫡
@bushramoqtarosman3609
Жыл бұрын
Adinaaa Bax soco gbr Pakistan keen 😂😂😂
@muniitaismail3550
Жыл бұрын
Viva gabdhaha somaliyeed one love ❤❤❤❤❤❤❤
@leylasalah5294
Жыл бұрын
Viva gabdhaha somaliyeed😂😂
@wllmaanka599
Жыл бұрын
Viva Somali boys👤🌚
@ubahahmed1740
Жыл бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤ wasiira aad bad dhinac ugu raran tahaye ogoow wasaarad dumar badan oo maamoyin iyo walslhab lahe ba ku jira dhexdhexad Ka ahoow wasiir wasaarada❤❤❤❤❤❤
@xanaanadan
Жыл бұрын
😂😂😂 xaliimo is not easy😅
@amalismail7772
Жыл бұрын
Masha Allah hablaha somaliyeed ee tashaday, faaraxyadi Horta qaylo iyo masayr baa hay, say masha Allah
@Oldisgold77777
Жыл бұрын
𝐅𝐢𝐟𝐚 𝐰𝐢𝐢𝐋𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐝🙌
@munaali6200
Жыл бұрын
faraxow gadhina le arosa blz😂😂😂
@QuruxAisha
Жыл бұрын
Xabadka markad sa udhahy wn is dajinayay mogido 😂😂 legend wazirka 😂 allawku daa amin 😂😮 lkn marlanabad Baku celisay cadalad maaha❤
@abdihassanaden4521
Жыл бұрын
Somali to Somali ❤ waxan kale mesheey ku dhamadan wanu ognahay
@Kaafi1mk
Жыл бұрын
Aaad iyo aad After taataabsho ama after hal cunug. Kala yaac leee hhhh
@saaraluqmaan10
Жыл бұрын
Zaki wll funny viva somali to somali 😅😅
@mkfamily12
Жыл бұрын
Wadninimda iska keen mahn abyo hore inlow intee nolol jirto
@saaraluqmaan10
Жыл бұрын
@@mkfamily12 mahadsanid wll
@AhmedbashiirBk-lh8xk
Жыл бұрын
Reply 😂😂
@abassyoussouf
Жыл бұрын
Viva les garçons 🇩🇯 boys🇸🇴♥️
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
Ilaahow anoo walalahay Soomaali yihiin waalidkayna Soomaali yihiin Ubad Shisheeye ah ha ii saarin Subxanallah Waxaa maqli jiray saad qurux moodaa dadka qaar la qaab daran.
@Kaafi1mk
Жыл бұрын
Waxan waa naago xun. Waaa kuwii lalahaa waa laga tiro badanyahay ama kuwii xumaaday ee wadada ka leexday ama kuwo masayrsan weeye. Ma aha koley naago caadi ah
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
@@Kaafi1mk isku fikir nahay
@sihaam1827
Жыл бұрын
@@Kaafi1mk haku sasin gabdhaha sharafta leh ee farxada ku jiraan nimanka nolasha ka dhacay ba waad aragtayee *****
@sweetheartmuniish9534
Жыл бұрын
Viva gabdhaha somaliyeet viva 🇲🇦🇸🇴
@user-pj9nu2vd5i
Жыл бұрын
Viva gabdhaha soomaliyeed😂❤
@farxiyaxuseen4939
Жыл бұрын
Zaki is not easy your engilsh lkn wlhi hadad ii danwaydo magacw waan ku soo fadhiisaya live😂😂
@Nabila07784
Жыл бұрын
Viva gabadha soomaaliyeed🙌🖐❤❤😂😂
@Nuurah951
Жыл бұрын
Viva somali queens ❤❤❤❤
@abshiroabdiwahid8752
Жыл бұрын
Wasiir adi cadaalad matihid Xaliimo is not easy 😂😂
@ucanseemee
Жыл бұрын
Wasiir cadalad bahashu waa qaftay bal isdaawo ada yabayo
@faisalabdi1187
Жыл бұрын
Dhinac waa yahy xiniinyo shidaya waziirka😂
@King_4_xaasle
Жыл бұрын
Waziirka waan maseeray talo ii sheeg America 🇺🇸 io somalia 🇸🇴 xagee aadaa Amar kaa sugaa wazirke❤😂😂😂😂
My kids are yemeni and somali❤ wlhi from Canada 🇨🇦
@blessingchanne1866
Жыл бұрын
Wax lagu farxo miya markaa
@alaali7891
Жыл бұрын
Of course, why are you jealous or something well too bad 🫠🫠🫠alhamdulillah
@blessingchanne1866
Жыл бұрын
@@alaali7891 am not jealous but its not something to be proud of 🤣🤣. Your descendants are ajnabi and nothing you contribute to somali society
@Zahramaxamed1.-_
Жыл бұрын
Viva gabdhaha soomaliyeed👋❤😂
@user-xw9ct2qh3b
Жыл бұрын
Viva wiilasha somalida 😊
@Hana-ii7rd
Жыл бұрын
MAsha beautiful couples wx iga gadan wilkan somaliga io Pakistan Masha allah
@zakariamohamud6861
Жыл бұрын
Xalimo is not easy iyo Farax is not easy, meeshaan kala taga. Somalinimadu waa diinta Islaamka, muhiimada maahan gaal cadaan ah in aad keento oo madax qaawan. Waziir dheesha nagadaa. Fadlan Like saar, haddii aad igu raacsan santahay in lamanaha ugu fiican videogaan ee ahaayeen Gabadha Somaliyeed iyo Wiilka Naajeeriyaanka ah.
@tomie592
Жыл бұрын
Somalinimo islaanimo maaha soomalida waxay jirtaa ka badan 20kun oo sano intay muslin yihiina ka tar 900 oo sano
@Micraa_cabdi____270
Жыл бұрын
Viva gabadhah soomaaleeyd ❤🥰🇸🇴
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@selmamohamed2904
Жыл бұрын
Qofa kasta wuxuu ku quruxa badana yahaye qokiisa Somali to Somali I love Somali
@guleedaxmed3093
Жыл бұрын
First wasiirka reply igu sharaf🙏 Viva wiilasha somaaliyeed
Waziir gabar ayaa su aal i wedisay waxee i dhahday anaka wiilasha ajanibta muslim ayaa kadhignay adaka maxaa muslim uga dhigi wayseen dee kuwa muslimka noso qaad waziir waan ku salaamay 🌎🕌✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Пікірлер: 971