ام حسبتم أن تدخلوا الجنة ولما ياتكم مثل الذين خلو من قبلكم مستهم الباساء والضراء وزلزلو حتي يقول الرسول والذين آمنوا معه متي نصر الله الا إن نصر الله قريب يا اهل الابطال العالم ويااهل غزه والفلسطينيين بشرو النصر قريب باذن الله عاجلا أو آجلا هذا وعد ربنا يا اخواني اللهم كن معهم اللهم سدد رميهم ووحد صفوفهم من اخوكم الصومالي
@adammursal4106
8 күн бұрын
Caqligiisii wanaagsanaa waxa uu doortay in uu ugu basaaso Yahuuda, Ilaahay ku cadaab. Dulli aan Ilaahay badin ayuu is baday. Mahadsanid Maracade.
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
8 күн бұрын
maracade haye waa diyar dhagaysigu sxp sida shekada ❤ Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️
@Anwaar.aadan.maxamud
8 күн бұрын
Cisuhu hadi u diirgado wala diidi laaye diridhaba haben kuma dhexen galka duufkale Guul iyo iyo xornimo ayaan u rajaynaya wlalahay somaligalbed iyo wayanada o laa didiyo diiblo celiyo gobolka sitti ku hiilba diriira si anu gacantena uga bixin from hargaysa
@AbdullahiXaashi-c8y
8 күн бұрын
Subxanallah waa mucjiso musat illahey idin ciribtir waa sheydanka dunida.illahow badbaadi muqawamada iyo ururada kale oo islamka dhamantoda sharta ay u malegayan shayadiinta yuhuuda.aamiin
اللهم عونك عونك يا الله للمجاهدين في الفلسطين🤲 اللهم عونك عونك يا الله للمجاهدين في سبيلك في كل مكان🤲
@mssdagan-c5r
8 күн бұрын
Tani waa cashar si kasta ay noloshu kuugu adkaato waligaa dadkaaga ha khiyaamin waayo iminka wiilkaas yuusuf waa falastiini sax hadii lacala laga guulaysanlahaa dadkiisa lana sii qabanlaha isaga miyay days lahaayeen waa maya kuwa ay dilidoonaan ayey ku dari lahaayeen xataa haday dayn lahaayeen wuxuu ku noolaan lahaa nolol mugid ah oo walwal leh waayo wuxuu khiyaamay muslimiin isagoo gaalo garabsiinaya allow khaatumada hanaga xumayn🤲🤲
@Fikradwadaag1
8 күн бұрын
Maxamedow inta aan wararkaaga dhagaysan jiray ma arkin warbixin tan iiga saamayn badan. Sababtoo ah warbixintaan waxay ka koobantahay:- 1. Niyad jab: dad 15 sano go'doon ku jiray oo dadkiisa ah inuu lacag ka doortay. 2. Farxad: sida uu Alle u fashiliyay dhagartiisa. 3. Awoodda sirdoonka XM. 4. Caqliga Sinwaar: sida uu isla markiiba u fahmay ninkan. 5. Sida uu u hirgalay hawl-galka Cajiib!!! Dadka fariintan arkayna waxaan kula talin lahaa inaadan ka doorbidin DIINTAADA, DALKAAGA, DADKAAGA lacag oo kaliya.
@tasneemmohamed8524
8 күн бұрын
جزاك الله خير واكثر الله امثالك
@xasanaxmed770
8 күн бұрын
Yaxaya siwr Allaah Cadowgiisa hajabiyo Allaah Caqligiisa ha udaayo Allaah Cafimdkisa ha ukordhiyo iyo Dhaman muslimiinta Allaah haquweeyo
@abdifatahibnu-sheikh4644
8 күн бұрын
Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
8 күн бұрын
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
@fartuunmohamed1062
8 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey mujaahidiinta xamaas aamiin
@faisalsalad8358
8 күн бұрын
ASC wall muslimiinTa oo dhan gaar AHAAN maracade show jazaakallaah kheyr kadib yaxye sinwaar waa geesigii islaamka muqawamda waxeyna hor mar gaareen markey basaasiinTa lahayen asagana hor mar gaari meyno ilaa aaan munafiq mel saarno
Dalkaaga iyo dadkaaga ha iibsan wax walbo haku qaadato
@AhmeddahirMaxamed
8 күн бұрын
Alaahu akbar Alaahu akbar Yaarabi midnimo muslimiinta meel walboyjoogaan Aamin aamin
@idledaud3086
8 күн бұрын
Mahadsanid wll maracade show sida qurux badan ee barnamijka noguso gudbisay ❤
@mrdhagane1268
8 күн бұрын
Inoo soo badi sxb arimaha sirdoonka ayaan uga helaaa
@MuminaMohamud
8 күн бұрын
Alhamdulilah haddii isticmaarka xadka laga xirey oo cunaqabateynta ha arkaan cunaqabateynta ay ku sameeyeen reer Qasa ,waa duligii ay sameeyeen Allah ha uhiiliyo reer Qasa Allahuma Ameen Ameen Ameen.
@ahmedosman4023
8 күн бұрын
Yaxye sinwaar caadi ma ahan waa nin khatar ah oo yahuudana si fiiican uyaqaano marrcadde show waad mahadsantahay.
@RaaqiyaYuusuf
8 күн бұрын
يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا الله يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب السماوات والأرض يا خالق البشر اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا في كل مكان اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين يارب العالمين
@user-xd3et6jx1c
8 күн бұрын
Ale swt ayaa ka shifay kuwa la midka ahna sidoo kale alaha ka dhexsaaro islaamka alaha mideeyo aamiin
Alle ha garab galo intii muslin ah oo laga gardaran yahay Aamiin yaa rabi
@SalebanjamacCabdi
8 күн бұрын
Allah ha u gar gaaro walalehena reer falastine
@bilancabduqadir
7 күн бұрын
Khaa'in wadan ciqabtisa wa dil Alxamdulilah maadama ay rumeesan waayeen runta uu sheegaayey daalim ma aflaxo
@luulwarsame87
8 күн бұрын
MashaAlaah walal wad mahadsan tahay Yaxye sinwaar aadu u aqli badan yahay sidu ku fahmay ilahow xifdi dhamaan Muslim ta meel ay jooganba yarabi
@malomali2903
6 күн бұрын
Yaxye sinwaar qaarniga lagu jiro waa kii ugu geesi sana igu caqliga badana uguna hadal heynta baadana uguna indho dheera Alle ha xafido isaga iyo dhamaan muqawimada iyo dhamaan reer Palestine 🇵🇸🤲
@AbdinasirIsmail-yy2nv
8 күн бұрын
Waa mahadsantahy sxbkeey qaalig ah oo Aad aan ujeclnhy Allaha kuxifdiyo shukran شكرا لك يا أخي الكريم بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@farhiaali3873
8 күн бұрын
Waa istaahillaa qofkii beeciyo wadankiis in la dilo
@mhnadmhnad5222
8 күн бұрын
Maracade sxb hore u soco thanks
@osmanahmed9780
8 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسظين
@abdiabdullahidacad2357
8 күн бұрын
اللهم أمين
@khatraharunaadamu6117
9 күн бұрын
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
@taabici
8 күн бұрын
Asc aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay warbixin sirdoon ee aad nala wadaagtay. Abu khalid malaqabtay mise uu fakaday
@NajmoXuseen-rt5ns
8 күн бұрын
Dhalanyerta rer qaza durufaha aya loga fa ideystaa allow Imanka usug😢
Yaxye sinwaar maashaa allaah caqliga allaha kuu deysto❤ Thanks maracadeshow❤
@user-hh5ug9xe7j
8 күн бұрын
Ilaahay ha u hiiliyo reer Palastiin cadowgoidan allah kaqabto reer Palastiin waxey lee yihiin jaajuusin yuhuud sameystay oo Qadiyad dhulkood aan Dan ka lahayan damiir xumaa qofkaa yuhuud oo reer Palastiin dhulkood haysto iney ushaqeeyan dadkood cadow ku noqodaan melkasta Dad dhintay damiir lahayan waa joogaan aan danta dadkood iyo Dalkood cadow nolosha udiidan la shaqeynayo
@diplomancymustafeabdirahma5611
8 күн бұрын
Allahu akbar Yaxye sinwaar nin adag oo indhaha waxka fahma❤
"Sxp xaggee ka dawada sheekada zitti diridhaba somali galbeed, halkaan waan ka arki waayay"
@Suldan8587
8 күн бұрын
Alxamdulilaah ilaahayoow daalim kasta iyo dabadhilifka yuhuuda oo dhan gacanta muqaawamada soo gali
@farxaanmuuse2993
8 күн бұрын
Markasta waxa soconayaa ta illaahay
@XawaCige
8 күн бұрын
Walahi wa ayn daro iyo masibo wayn in qofkagu cadwgaga kosoraco masibo daran allha kurido o qabriga allha kuololiyo walahi madaxa aya ugu xanustay shekadisa basaaskas
@MaanHersi
8 күн бұрын
Mahadsanid walal qaybta labaad Ban sugayay hadba janalka Wan soo booqanayay.aadba u Mahadsan thy mar labaad walalkeyow
@faysaxaaan6754
8 күн бұрын
Waa dhagaysan Kari wayay calosha i hurtay 😢😢😢
@user-qu6dl3kq1u
8 күн бұрын
Alhamdullahi
@XamdiYusuf-n6v
8 күн бұрын
Waa sheeko aad iyo aad umacan dhegedsigeyda
@RoodaAadan-iv9yt
8 күн бұрын
Falastiiniyiinta waxa kabuuxa basaas badan oo iimaanka sheydaan ka qaadey, ilaahow fashili daalimiinta .
@Aaaaaaa-c7y
8 күн бұрын
Masar waa mudan tahay
@alimnur3432
8 күн бұрын
Maracadde idaacadaad gudbinteeda waa ma sha Allah
@MohamethPazher
9 күн бұрын
Allow jabi yahuuda
@HassanhadafoMadino
8 күн бұрын
Marracadde show wamahadsan tahay nosolabey qebdalabad2 gulfallasdèn yarabii 🤲🤲🤲🤲
@fosabdul3381
9 күн бұрын
Taxane miyaa basaaska sheekadiisa😮
@fosabdul3381
9 күн бұрын
Gooni u rapaa
@jimaleahmed1444
8 күн бұрын
Maanshaaa Allah Maro Cade Show waxaad ku fiican tahey Intelligence story Fadlan soo diyaari Hawlaha sirdoonada🎉
@CabdifitaaxGalad
8 күн бұрын
Sxb Russia & ukrine ka soo hadal.
@abdirahmanibrahimali4854
9 күн бұрын
Mashallah ❤brother
@Amilah1234Mila
8 күн бұрын
Islam Nimadisi sharaftisi dhulkisi shilimad yar yar ka dortay allah kuma cafiyo dheh 😢😢
@jimaleahmed1444
8 күн бұрын
Gumeystaha Israel iyo Sisi ba waa tagi doonaan insha Allah Palestine 🇵🇸 na waa guuleysan doonaan Alle swt Gacantiisa ayey ku guuleysan doonaan Alle swt ayaa mrkasta Garap kooda ah
@muniirxasan8993
8 күн бұрын
Hadiiba la dilay waa illahay mahadii jaajus faa ido male
@Ibraahiim-x5t
8 күн бұрын
Ustaad maracade Waxaa la yiri god sireed ha qodon hadaa qodo ha dheereen ku dhici doontidaa la oga
@HudaMaria-lw7wb
8 күн бұрын
Inay jarjaraan bayahayd duliga aan laga dulisanayn
Пікірлер: 234