Qisadani waxa ay dhacday intii u dhaxeysay 2019 ilaa 2021, qof iskugu keey sheegay in uu yahay ehelkeyga ayaa igu qiyaamay waxbarasho been ah.
Safar iyo socdaal dhib badnaa ayuu ahaa, si uu dad badan u gaaro fadlan waxaan kaa codsanayaa in aad meel dheer sii gaarsiisaan.
Mahadsanid
Негізгі бет Qeybta 7-aad iyo tahriibinteydii
Пікірлер: 79