Qiimaha Dumarka wa film yar o ka turjamaya qiimaha eey leeyihin dumarka soomaaliyed in qalbigooda la ilaaliyo, waxana uu ka tarjumaya xaalada dhalinyaranimada iyo qaladaadka eey geeystan marmarka qaar,
Filmka waxa lagu wacyigalinaya wiilasha somaliyeed iyado lagu so bandhigayo in ey qaali tahay sharafta iyo qalbiga hablaheena soomaliyeed,
Written & Directed - Feisal Bille
Staring - Abaaz Abdulle, Hani Mohammed & Hanuuj Ali
Excutive Producer - SomActionFilms
Contact Film Director Feisal Bille
Instagram
/ feisalbile
Facebook
facebook.com/profile.php?...
#qiimahadumark #somactionfilms #feisalbille
Негізгі бет Фильм және анимация Qiimaha Dumarka - SHORT FILM 2020
Пікірлер: 127