Masha alah lii hawl wanagsan bad u qabneysa ku soco gul iyo gobanimo
@ahmedsiyad1057
Жыл бұрын
25kun sedax qol oo bulaketi ah waa qali wlhi
@abdisheikh6094
11 ай бұрын
Mahadsanid
@mustafabdi3763
Жыл бұрын
Maasha allaaaah
@gaawodheere828
Жыл бұрын
Manshallaah
@alibarakow6078
Жыл бұрын
Lii. Asc Wa xage ma xamar miise waa afgooye dhismaha waxge ka tiirsantahay lii. Adiga iyo Sookorw Xaage. Shaaga masha laga xakumo muqdisho miise afgooye Adoomahdsan Lii
@mohamedhuseen8235
Жыл бұрын
25k iyo daaqadaha iyo qaabka loodhisay kala fog
@user-rj1md7vz4e
8 ай бұрын
25 waa raqiis
@user-rz6ig2dp8g
10 ай бұрын
Kuri bacwayne madhiskaraa sidiifilo cml
@ima6291
Жыл бұрын
Qaali waye
@mohammedabdullosman8583
Жыл бұрын
Dhismaha ma qurux badno
@fatimafatxiomar3416
Жыл бұрын
sokorow sedax qol wuxuu ku dhisay 25.000 5 qol wuxuu dhahay 29.000 kun siduu wax u wadaa injineerka😂😂
@Diesel_M
Жыл бұрын
Wa sax wayo wayo wax sidas ah kama dhinno, mida kale lacagta inginerada ay qadanayan waye waxa qarashka badinayo, in 2 qol lagu si daro gurigan waxa lo bahanyahay qalabka iyo shaqalaha misharkoda hhhh, wayo inginerka xaqisa wu qabaa, sas ban u fahmay
@makohassanyusuf840
Жыл бұрын
Qaali waye 3 qol 25000 dolar dhulkana ma ku jiraa
@yaasiincabdule1714
Жыл бұрын
Sokoroow imisa ayaad ku dhisee 5 qol iyo kushiin iyo musqul Guri eh 20×10 bal iga sii warbixin si aad hoowsha iigu Qabatid
Пікірлер: 16