Quruxey Allah kusiyo waxad fileyn o ku farxdoh qali Samir iyo dulqad alle Wu kusiyey quruxey horey allaha noga soqadoh ilmaha gacanta galada 💘
@amiirabintuamiir577
4 жыл бұрын
Ilhow raxmaanow adan kumariny e cadowga noga soceli 8 carrura amin abyo sabur fatima qaliyey wlhy wan kula dareemin balse mar uun wan arkin ado farax san in sha allh adi mxmud 😢
@anabmohammed2746
4 жыл бұрын
Aamiin ya Allah
@sacdiyomuuse610
4 жыл бұрын
Alaahu akbar
@umufatmaabdullah9533
4 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabi
@ayancadayste9421
4 жыл бұрын
Ilaahay samirkii nabi ayuub haku siiyo hno😭😭😭😭😭🙏🏾😰😭
@fauziamohamed7185
4 жыл бұрын
Amiin amiin yarabi Abaayo
@ashahersi2521
3 жыл бұрын
Abaayo xanuunka wan kula daremaynaa waa arin aad u xanuun badan illahey gacantada haku so celiyo ayago nabada 🤲🏽🤲🏽💔🌹
Asc. Walalay dhibaatada ku hasata mid la sookoobi karo ma’aha .Allahuma Rabi Jibriila Wanakaa’iila Wa Israafiila Faadhiro Samaawaat walardi Caalimul qabi Washahaada waxaan kuu wadiinahayaa in uu kaa qabto umadan awooda kuu sheegatay
@warsanabdi2885
4 жыл бұрын
Illahay saburka Kama lumiyo yaa allah illow familkaan ilma hoodii u soo celi iyagoo nabada🤲🏽
@hodanshaqlane1144
4 жыл бұрын
Allaha ku hiiliyo walaal allaha ciidamadiisa ha kuu adeejiyo aamiin aamiin yarabi
@ikranshane6476
4 жыл бұрын
Subhanallah so sad 😞 😢😢😢😢 ya raabi Abayo sabar
@aminaissa9628
4 жыл бұрын
Asc Faadumo waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo marwalba ku dhegeysata kuna duceysa Allah dartisa ha niyad jebin mar walba guusha addaa leh xaqaadu waa imaanaa galada ku dheh. Intii hooyo noqota waxaa ugu qatarsan libaaxa Carurtiisa ma cuno sideen carurteyda u dilaa hana isdhiibin insha Allah guushu waa kuu dhawdahay. Faadumoy geesi noqo ha cabsan ha nixin.adkeyso wax badan.
@haawohussain9068
4 жыл бұрын
Be strong sister, ilmaha wee goraayaan ayaga ayaa iska soodeenaayaan don’t worry my sister
@nacimomoh9675
4 жыл бұрын
FAADUMO ABAAAYO ILAAHAY SWT AANOO SHEEGAY MARKASTA OO ARINKA SIII ADKAAADO FARAJKIII AYAADHOW SUURATU YUNUS ALLAH WUXUU KUSHEEEGAY IN MARKAY QUUUS GAAAREEN RUSUSHII UU ALLAAH SWT SOO DIRAY INUUU MARKASTA FARAJKII IMAANAAAYAY MARKA WAAA CALAAMADAHA GARGAAARKA LASOCO ER ADKAYSIGA BADI ADOOONKA MARKUU ALLAH JECLAAADO INTIXAANKA LAGUSII ADKEEYA MARKAASA HADUUU ISTAAAHILO LAGA DULQAAADA DHIBAATADA🇸🇴🇸🇴👍👑😍💕
@abdicash8787
4 жыл бұрын
Qureexay khair ilaahay ha kuugu dhameeyo
@zamdahir3513
4 жыл бұрын
Ala wall qalbiga ayaan kaaga ducayeey ilahay sida ugu dhakhso badan kuugu soo celiyo
@ubahissehassan4213
4 жыл бұрын
Asc Abaayo soomaalida qaar Waa Dad Xun ignores iska saar Waan ku Soo Duceeyneynaa Ilaaheey ilmmahaaga Ha jij Soo celiyo Aamiin🤲🏼🤲🤲🏼🤲🤲🏼🤲🤲🏼🌷💟🌷💟🌷💟🌷💟🌷💟🌷💟🌷💟🌷💟 Aamiin
@mohamedarabibrahim9509
3 жыл бұрын
Alleh haku xafido Aamiin Aamiin ya rabi
@zahraaliosman9441
4 жыл бұрын
Asc waxaan kugu waaninaya in aadan samirki lumin Insha Allah guulba dambeeysa
@kaltumaissaabdi2505
3 жыл бұрын
Macaaney allah haa kuhafidho ducaada allah naga aqbalo inna lahaa macaa sabiiriin
@prettyo3851
4 жыл бұрын
Asc wr wb. Walshay you’re absolutely absolutely right Wayo hadii aad allah (SWT) talada u diibto Walhi wax walba allah wuu ku salayaa. Midse ogoow ibnu aadanku melsoke ayi wax ka fiiriyaan qofka adiga kugu mashquulya waxaa u fiican inuu timeka uu haysto ka fa’iidaysto. Aad iyo aad baan oga xumahay qof walba oo damiir leh na wuu kula danqan hayaa walshay calosha xidho Allah na talda u dhiib. Rabi (SWT) malin ayuu ku gadhsiin guusha. I’m really proud of you qalbi wangsan ayaad le dahay. I wish inan kula hadli lahaa lkn I’m sorry mel an kala soo xidhidho ma hayo
@ifrahadan6296
4 жыл бұрын
Insha Allaah
@sahramohamed1164
4 жыл бұрын
Scww. Walaal macaanto ALLAAH sw,waxaan kuu weydiinsayaa inuu ilmahaagii gacantaada kusoo celiyo si dhakhso ah.
@ayaanabdi1221
4 жыл бұрын
Insha allah waliga yanayn ku walin dadkaas wada xasidka ilahay idankiis farxad ba ku danbaysa 😂😂😂😂😂
@muscabyare4901
4 жыл бұрын
Abayo is adkay wad gulaysan insha Allah guul iyo gobanimo
@umusiham6088
4 жыл бұрын
Amin amin amin amin Alle Dib hakugusoceliyo ubadkaga
@fartunali6857
4 жыл бұрын
Amiin be strong walashey
@saidaomar7486
4 жыл бұрын
Waa daashey waaku fahmi karnaa xbbt ee raxmada alle haka quusan
@zumayaahmed3078
4 жыл бұрын
Ilaahow beerkeeda badankeeda wada buskee faadumooy samirka iyo adkaysiga alle haku adkeeyo ducada qalbiga iyo mid afkaaba wa ku duceeya waadna heleysaa maalin dhawa o dheera
@hodanyusuf5342
4 жыл бұрын
Walalyalow fadumo mey fecbook so geliso dhibadateta si uun wax dowladu nogu sacideyso
@healthyfoodbeauty4674
4 жыл бұрын
Hodan yusuf Walal Subscribe isaar
@deeqaismaailahmed8496
3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin wll qaali
@user-mb2ob6kg8z
4 жыл бұрын
amiin wall wakuduceneya markasta
@dcali157ali5
4 жыл бұрын
Kunkamida gaalada haysata ayay soo muslimindoonaan insha allah caruurtaadu how warwarin insha allah
@salmaabdirisaaq5056
4 жыл бұрын
Fadumoy wllo rabi ha ku sahlo wllo qofka wanagsan ayaa adunka lagu dhiba samir
@shamsoabdul6185
4 жыл бұрын
Wllo Allah kulajira habiqun
@na9243
4 жыл бұрын
Asc Abaayo si fudud oo dagdag Allah ha kaaga soo qaado caruurtaada. Sabir qawi ah Allah ha kugu irsaaqo. Nabi muuse calayhi salaam hooyadiis sidii Allah qalbiga ugu da jiyey oo kale Allah ha kuugu dajiyo. Aamiin yaa Allah. Over one year baan kula socday. Maanta waa markii ugu horaysay oo aan comments kuu soo qoro.
Asc abayo Fatima samirkaaga Allah kuu adkeeyo yaaarabii caabudaada Allah an cabudadayno Allah nagufurto yaaa daljalaali Wal igrab😭😭
@user-vf7sj8gi9x
4 жыл бұрын
Mcnto marka hore Allah qalbiga haku xifdiyo insha Allah guul malin malmaha ka mid ah aya arki dona iyado laguso siyay caruurta dhan oo noso dubtid marnaba hais dhibin waanku daremi kara hooyo aya tahay beerkaga aya maqan ee Allah bir ana jabiin Allah haka dhigo
@joodax1bare83
4 жыл бұрын
In sha aaaallh heleysa caruurtad in sha aaallh
@neimayacin9882
4 жыл бұрын
Ilahay ha ku la jiro huno
@sahroadan7054
4 жыл бұрын
Abaayo ilah hakuu sahlo ilah talada saaro qof ilah talo saartey maqado waan ku dareemaa waana kuu duceynaayaa abaayo
@munaahmedaden1242
4 жыл бұрын
Asc abaayo Please dambi aadan leheyn hasaaran dusha waa ka guuleesanee gaalada iyo shayaadiinta ilmaheena Wey noosoo laabanayan waa malin Jimca ah sacatul ijaaba ay ku jirto marna yay ku shirqoolin kuwaan cawaanta ah😭😭😭😭
@brawdwachick
4 жыл бұрын
Sax Naftaada ha Silcin Hadaad waalato markay Ilmaha soo laabtaan yaa u hooyo ah Dar Alle iyo Ilmahaaga dartood naftaada u dhaqaaleyso.
@brawdwachick
4 жыл бұрын
Hadeer Salaada an dukaday Walina Sujaayada kama kicin Wana ku soo duceeyay Waxa ii muuqda inaad ka guukaysan Doontid walaashay mcn Mar walbana waxad niyaysataa farxad kuu soo socota. Xag ALLE Inshaalaah Waligay intaan oo Comments ah ma qorin. Adigaan kuu naxayaa Dadka qaar oo Negative ka ah haku mashquulin . Iimaankaaga. ALLE hakuu siyaadiyo. Mar baad dhibkaan iloobi doontaa
@aliyaabdullah3836
4 жыл бұрын
Fadima wankusalamay walal qali ilahey waxan kaga barya in ilahey oowladada kusoceliyo gacmihina ilahey kusoceliyo si dag dag ah samirkaga ilahey kugu qadin mayo
alaah hakufududeyo waintixane adkayso alla kuhiline
@sahrabarqadle8497
4 жыл бұрын
Amiin Amiin mcnto Illah ha kago soo qado 🤲🤲🤲🤲
@saaqahassan4304
4 жыл бұрын
Abaayo allh xaqaada kaasiiyo waa ku dulmiyeen gaaladee midna ogaaw in ilmahaga Allh awoodo inuu kusin karo asaga un lkn waxaan kugula talin in ilmaha loo muda harado wayo hadii xitaa adi laguu diido in aabahood lagu wareejiyo maduuliyadooda
Abyo turjamaan runta u sheega ma haysataan miyaa sorry abyo allah ha ku fududeeyo mar walba ilahay ducadeena hanoo aqbalo insha allah waad guulaysan khyr alle insha allah
@basraabukar3866
4 жыл бұрын
Walashey wankuladaremeya xanunka lkn allah taladasaro niyadana qer usheg malin unbey albabada furmayan oo wada farxi donaaa insha allah
@nimoq1843
4 жыл бұрын
Fadumo qaali gushaa dhaow way kuu quri layihiin abyo qof adag noqo ilahy maskaxda ilahy kama qaado
@hppydheman7423
4 жыл бұрын
Rabiiyow u kargar oo ubatkeda uka so bixi gacanta cadawoga yaaa rabiii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilmahaga ayaga ku imandoona ada u dambeya Insha allah e ogoow inu ilahi xaqsoore yahay taas niyada ku hey abayo isku kalsonow hadi ada dhibgeysan kugu dhici meyso waxne😘😘❤❤👏👏🙏🙏
@ibrahimhuzz1503
4 жыл бұрын
Ilahay ha kaaga soo qaado gaalada walal ilahay ha kuu jebiyo
@daganqurux6702
4 жыл бұрын
never give up my sister 😪😪😪😪😪
@ifrahhaaji6418
4 жыл бұрын
Wllo qaali allh ayaa kula jira
@aishamohamed2701
4 жыл бұрын
Asc abaayo waligaa ha isku dhibin bani aadan alle waa kuu fududeen amuurtaada oo dhan
Ha is dhiibin macanto soo xasuuso sheekada nabi yuusuf, asiga oo loo sheegay wiilkisi waa dhintay ayow weli hami lahaay inow heli doono ducadana ma joojin jorin. Nabi Yusuf waa la nabsaday qalad ayaana loo xiray sanado badan, kedib barwaaqadi illahey siiyey waa la ogaa
Diyaar baa nahay caruurtas soomali dhan iyo islam naga maqan tahay illaahyoow nooga soo Qaad
@maryanjama2918
4 жыл бұрын
Arintaas waa muhiim in Loyarka labedelo, ugu yaraan in Caruurta Somaali loo dhiibo inta arini si noqnayso, why Reer Sweden ugu gurmanwaayeen Caruurteena?
@yaasmiinmaxamed6828
4 жыл бұрын
Allah iftiinkada haku soceliyo ayago cafimad qaba ad bey u xanun badan thy cadkadi u kamaqan Ani waxan ahay hooyo 23jir ah o laba caruur korineyso manta qof garab tagnen waxana ku nolahay Sweden markaste wan fakira ano heysto caruurteyda gorma laga qadan dona bal kwrn qof ay kamaqan yihin Allah qalbiga haku qabojiyo farxadana Allah hakuso celiyo samirkada ad samartay sadkisa Allah haku siiyo
@cadaycali712
4 жыл бұрын
Please iskaaga tag meeshaas meel maahan soomaalida inta laga qaato caruurta ayay sugaan ama ay kahalaaban please walal iskaga carar yurub faaiido malahee
@habibodahir3704
4 жыл бұрын
Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Yaa Kariim Yaa waduud Yaa Cadiim Yaa Maalik. Nas aluka bi asmaa,ikal xusnaa wa sifaatikal Culyaa. U Yasir Amuuraha Faadumo. Xabiibti Waligaa give up hasameen. Inshallah inna macal cusri yusraa.
@ifraaxahmedyousuf7254
4 жыл бұрын
Allahumma Amiin
@safiasafi1249
4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@Huda_cadey122
4 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@muunacabdilaahi6705
4 жыл бұрын
Amiiin amiiiiiin amiiin
@Unscripted1
4 жыл бұрын
Abaayo, Sheekadhan waa inaa laso ban dhigo! Your lawyers should talk to human rights organizations and news media about this injustice. They also need to protect you from mental abuse by these corrupt social services people. Ha is dhiibin walaal.
@hassanmohamed7943
4 жыл бұрын
Allah kaa koriyo dhibka imalegaayaan Allah kaaga soceliyo
Пікірлер: 1,7 М.