Maashaalah Abaayo Filsan. You always bring happiness whenever i listen your voice and Wallahi i love you for the sake Allah. May Allah swt accept all your good deeds and grant us Janatul Firdows Allahu ma Ammen.
@Afifakahiye
3 жыл бұрын
💯💝💝💝
@saynababdullahi4764
3 жыл бұрын
Wallee filsaneey run ayaad ka sheegtay juscama qaneecooyin badanbaa ku duugan waa cajiib siiba qofka walwalka iyo murugta adoo dagay xasilay baad is arkee maanshaa allaah illaahay haku xafido abaayo
@nimcobile4726
3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا شكرا لك حبيبتي ❤
@maryuunanor5275
3 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaraka Allah xbt Filsan Cafiifa جزاك الله الف خير يا اختي الغاليه Allah dartiis kuu jeclahay ❤❤❤
@marwobuni9872
3 жыл бұрын
Masha Allah 😍 nimcooyinka Rabbi way noo sii siyaadayaan guri guri ayaan u nadiifinaynaa guryeheen shaydaan iyo sharkiis ka daadinaynaa xasilooni iyo nuurka diinta iyo ka ag dhawaashaha Rabigeen waan nimcaysanahay haloosoo dartamo khayrka, aanu badino saliga xabiibkeen S.A.W waa jimce ❤️ ya Rabbi gafkeena iyo geerideena ha kulmin 🤲 habibti Filsan qaali waan kuu xiisnay ilaahay ha isugu kaa duba rido muraadkaaga oon macsi lahayn 🤲 walaasheen qaali ilaahay ha u siyaadiyo nimcooyinkiisa ajarna haka siiyo sida ay noola qaybsatay qisadeeda 🤲❤️ Baraka’Allah Feek Filsan qaali 🤲❤️🤲
@Afifakahiye
3 жыл бұрын
Saxib tey qali 🥰
@marwobuni9872
3 жыл бұрын
@@Afifakahiye 🥰❤️😍😘
@marwobuni9872
3 жыл бұрын
@@Afifakahiye Masha Allah habibti ka waran maalinta qiyaamo markaan Rabbi soo hor istaagno een kuu markhaati kacna khayrka aad na soo gaarsiiso maalinta la oran joojiya ha la waydiiyo wax ka masuul ahaayeen shugran habibti il xun kuma aragto 🤲❤️🤲
@daaciyatulkhayr7375
3 жыл бұрын
Maashaa Allaah..Xbibty Filsan Waan kuu Xiisey Safarta Alle hakuu fududeeyo ....Dar ILLAAHEY Ayaan Kuu Jecelahay..
@maaidaabdi17
3 жыл бұрын
Masha allah Tabaraak allah ilahey kheyr ha ku siiyo walalshey walhi qalbiga i daga markan qisooyin kaga dhageysto ❤❤❤
Habibti danbi dhaafka badso khayrna ka filo Rabbi waad najixi ilaahayna waydiiso in uu kuu fududeeyo dariiqa aad ku raali galin lahayd ilaahay ha kuu kala furfuro arimahaaga 🤲❤️🤲
@nasteexonalka2779
3 жыл бұрын
insha allh abayo mcn
@hayatjibriil3909
3 жыл бұрын
Wcs wllo waankuu xiisnay masha allah
@biibibaffo1892
2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@riyaaqmuhumed6730
Жыл бұрын
Asc masha alaah ale haku barakeeyo wll saliidii hargeeysa wawayay war igasii qaali
@wacanmadar7409
3 жыл бұрын
Wll qali waan kuu xiisnay ayaamahan wlhi
@fatxiabdalla6773
2 жыл бұрын
Wcs wrx wbr
@user-qn5pt1vg3w
8 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰
@theshowstopper96
3 жыл бұрын
Abaayo fil San faaiidafa jus Cama boo soo sheeg please
@nasraismail2791
3 жыл бұрын
Walaley filsan group ka digriga igu dar please
@ummuaasiya2591
2 жыл бұрын
Asc wllsheey
@nasraismail2791
3 жыл бұрын
Gabadh xanuunsan baan ahay walaley igu dar group talana wan ubahanahay
@FarmerLadyz
3 жыл бұрын
Abaayo group linkga meesha qisada ku qorantahay taabo abaayo filsan waay soo dhigtay
@maryanruun9554
3 жыл бұрын
@@FarmerLadyz abaayo waa meesheeh aniga saan uraadinayey waan daalay year baan raadinayey wax igu soodaro
@maryanruun9554
3 жыл бұрын
can you help qaaliyey
@FarmerLadyz
3 жыл бұрын
@@maryanruun9554 abaayo macan linkga waxaa ka fiirisaa qisooyinka kuwa cusub meesha qisada ku qoran tahay taabo abaayo filsan ayaa soo dhigtay linkga group tagee lkn furo Telegram
@sahronuux3347
3 жыл бұрын
Ilahay hakucafiyo abayo
@umucabduraxmaan4560
3 жыл бұрын
😥😥😥😥
@upliftmee
3 жыл бұрын
asc xbbti illahey ha na xifdiyo aduun iyo aqiraa abayo mcnto telegramka aya rabaa in aa ku biro
@FarmerLadyz
3 жыл бұрын
Wcs wallo meesha qisada ku qoran geeskeeda taabo waxaa yaalo link meesha buluuga ah taabo saas ayaa ku gashay group abaayo filsan waay soo dhigtay linkga
Пікірлер: 136