Ax wlhi waa xanun balse dadka 100 waxay ku dhacada 20 wana ka mid ahay
@HananQueen-yv1kj
Жыл бұрын
Qofkii aniga adunka ujecla ano ujeda ayu horteyda go anku garay ila sanadadan danbana Mar waliba isago raba inan cafiyo ayu Mar waliba iso waca lkn aniga Wan cafiyay balse maqan ano Mar hore cafiyay sidu dhibta ula kulmayo ilmihi ano isu dhalnay Ana hesto asna wa cafiyay Wana wiil wllkey ah cafia 😭😭😭😭😭💉🩸❤❤❤❤😫😭
Пікірлер: 28