qisadaan aniga aye igu dhacde wlh wilka an isjeclen mudo labo sano wada nolen kadib walidka wilka aya labo faro uwada tage ilaa hada wilka asigo iska ilmenayo ayu idhaha icafi majeclen ina kala fogaano bls xumaan adiga lagu gesanayo ayan udul qadan lahy isa sega inagu dhace wa arin inaga ween 😭😭😭alaahayow qalbi ino qaboji olabadenaba wax qerleh inawada sii amiin🤲🤲
@xubiinaxaaji5041
Жыл бұрын
Ameein abaayo mcn🤲😭gbdha wiilkas laga furay maa thy adi mise qisadada io tan baa isku qisaa ma isheegi krtaa ado raliya abayo😢
@fitaaxdaahir4106
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭 waa habeen ramadaan ah . Taariiqda . 29 . 3. 2023 Aniga ayuuu iwali haya jcl kaas mid la mid ah aloow ii sahal tiii aan jcl mcnto . Bacdu ramadaan baa raba inaa guur sada wlhi waan soo xasuusan doonaa ax qoraal kaan
@hipaaqmaddalllaguure
Жыл бұрын
😢❤
@zakinhopoi5840
10 ай бұрын
Ma is hesheen sxb
@mariaothmaanupdy5544
6 ай бұрын
Hada kawrn😢
@LuqmaanAli-uc6lx
4 ай бұрын
2024 wall kwaran gabadhii ma is calfateen plzz iso jawab ❤❤😢
@cubeyd27
2 жыл бұрын
waa hees cajiib ah ,dareen xambaarasan . Runtii abwaankana wuuku farayareystay maskax iyo qalbi wada socda buu ku alifay. Laxanka cajiibka ah ee uu al-ustaad lafoole uusaarayna waxay ka dhigtay heestaan "isa-seeg" mid aan laga caajisayn dhageysigeeda. 24/June/2022
@saedguure5850
2 жыл бұрын
Cajiib qiso xanun badan waaye wlhy ana taasoo kle ihaysata💔💯
@Naagnool124
Жыл бұрын
Ilaahayoow nin jilicsan ma rabo ee waxba ha iigu darin
@daahiromar7178
6 ай бұрын
Wa ikan Nin iga Adag inu jiro uma maleyanyo lkn Nin adag mrbo amey ka so yertaahe 😅
@Rana_barbi
2 жыл бұрын
From TikTok👍🏽
@MohanCade-bb5gs
3 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan aniga tan cmla iheysato Ala wey ufudu dahay mar inenu kulane m.c.c. Trq 22:20 /Thu,9 my /5/2024 i.n hedey ii rumowdo waa uso laban dona meshan adina hadaa iga dambeyso isoducey wll Thanks 🤝❤️🔥🤲🤲🤲
Xaxxx alla xanun badana rabiyow dadka isjecll cadowga kaqawo 😱😱😱
@umumustaqiim374
Жыл бұрын
Qisadaan aniga ayey ika tur jumeysaa wiil aan 4 sano is jecleyn ayaan is guur sanay 1 sano ayaa is qabnay gedib gabar ayaan u dhalay gedib aabahiis ayaa dhahay gabadhaan fur aniga marabo inaad isla joogdaan wu diiday gedib qaraabo ayaa isku fadhiisaday waxaa laku go aamiyay inuu yeelo amarka aabo wuuna I furay 4 sano ayaa single wada nahay asigane wu ijecel yhy anigane wan jeclahy mana is guurso karno oo 3 talqad ayaa laku xukumay si aan isku so laaban lkn alle ayaa ka baryaa inu karab nasiiyo😢😢😢
@aaminosheikh916
11 ай бұрын
Abaayo allah idiin mideedyo walidka wax lama dhihi karo
@user-qn7do9os4x
2 жыл бұрын
We I taabatey
@apdirzhikjama2635
Жыл бұрын
I miss you my wife 🥺😰 Waligay is man odhan Xumee ooridaade Isa seega nagu dhacay Waa amar inaga weyn 🥺
@xiisali
Жыл бұрын
Sorry sxip ilahay marlabad haddi ay macqul tahay 😩❤️
Heestaas waxay ku diiwaangashan tahay, radio muqdisho, bbc, radio jabuuti, waxaana ku qoran erayada iyo laxankaba abwaan barre m fiidow. Iska sheego maahan ee wax la imoow sxb Xasan aaden wuu nool yahay wuuna ka hadlay.
@gjljhglgft7824
2 жыл бұрын
@@sayidka6911 Barre maxamed fiidow ma reer woqooyibaa mise reer koonfur( markaan da'da jirey shan iyo toban)lahjad koonfur maaha waana been muu lahayn ibraahim tuur ibraahim cajaa'ib ayaa lahaa wuina dhintay Allaah yarxamo oo maanta ma doodi karayo beenta joojiya P
@sayidka6911
2 жыл бұрын
@@gjljhglgft7824 hhhhhhh afsomaliga ma waqooyi unbaa looga hadlaa, Wallee waa yaab! Waxaan kuugu jawaabo garan maayo ee nabadey.
@gjljhglgft7824
2 жыл бұрын
@@sayidka6911 HHHHHHHHHH KKKKKKKKK WAXBA HAYS DAALIN EREYADU SIDEY ISUGU XIDHAN YIHIIN AMA ISKU RAACAYAAN EEG ..... MARKAAN DA'DA JIREY SHAN IYO TOBAN MARKAAN DAMAC GUUR LA SOO KACAY.MUU YIDHAAHDO TOBAN IYO SHAN ADEER IBRAAHIM CIISE MAXAMED ALLAAH HAW NAXARIISTEE AYAA LAHAA WALAA BARRE FIIDOW WALAA BARRE CULUSOW MIDNA HADALKAA ISKUMA TOOSIN KARO HABKA QAAFIYADDA WOQOOYIGU WIU KA DUWAN YAHAY WAXAA WAAYEE IYO WAXA WEEYE AMA WAXA WEEYAAN AYAA LA KALA YAHAY LAAKIIN DEE BILILIQO INTA ILAAHAY KA SOKAYSA LAYDIN KU GAADHI MAAYO WAX WALBA XALAASHADA
@AbdiazizSaidAhmed
2 жыл бұрын
Alle haw naxariistee abwaan Ibraahim Al cajaaib waa nin reer Sanaag ah waxaan sannado ka hor ku kulannay Garoowe. Heeska markaan da'da jirey 15 waxaa horay isna sheegtay AHUN Abwaan Cali Gaab, lkn heeska waxaa leh Barre Maxamed Fiidow. Heeska isagoo qaadayana Xasan Aadan ka hor oo kaban ah waxa ay ku jirtaa youtubeka, Xasan Aaddan waa nool yahay oo marar badan wuu sheegay. Barre waa laxameyste, musician iyo abwaan leh suugaan badan u maleyn mayo wax ku kellifi kara inuu heeso uusan laheyn sheegto ay jiri karto.
Пікірлер: 50