Waa kan channalka cusubi halagu yaaco asxaabta qaaligaa kzitem.info/news/bejne/sIOdqXedr3ibbH4
@khalidsocioofficial9312
3 жыл бұрын
Talo Sharaxaada haku dheeraan Barnaamijka iyo daawadayaasha isu daa Si tabintaadu soo jiidasho u yeelato barnamijkana aan looga caajisin. Mahadsanid walal
@mohamedabdi5705
3 жыл бұрын
Ok
@mohamedabdi5705
3 жыл бұрын
Wankuslmy sxb
@muntazissa6837
3 жыл бұрын
abdi xaafid maha walal qaaliya waa cadowga somaliland runtii mooji waxad ku keentay wa walaal qaliya maya waa xasid xadhigiisa ha go shaydanka dhakada xun
@ikramibrahem4104
3 жыл бұрын
HAl,ABuu Carol Bile
@saraaragzan5122
3 жыл бұрын
Laba legend oo dumar ah kaaba Ahmed Aydiid nd ugbaad Mohamed abdi argsn ilamaaderaday heestaasi way inoo qaraxdy❤❤🥰
@jiniuleeye4380
3 жыл бұрын
Inta jecel nabi maxamed scw subscirbe isaara 20k igar siiya isaara illahay ban ayaan kugu🙏 dhaarshay ha dhaafin ado subscirbe isaarin wll mcn🙏
@blistermanic4245
3 жыл бұрын
Maskaxda Allah hakuudaayo cawil 👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍🥰🥰🥰
@musbaaxmusbaax3464
3 жыл бұрын
Waa ku farxay hal abuur cawil oo su ashisay loweydiiye ayaan kaaba
@mohamudahmed9995
3 жыл бұрын
Cawil bile heesahagah Noo soo qabo Sxp mahadsanid
@kunkaroon6235
3 жыл бұрын
HaL aPuur awl PiLe alla zharaf kuu dhaMeeyay my Brother 😇🤗
@king...3695
3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey
@rudwaanmohanat4671
3 жыл бұрын
Legend CawiL Bile hasocoto hawshu
@yarkaduulawiilkidahabka5442
3 жыл бұрын
Cabdi cawali sxb adigo rali xage ayaan ka Laso xidhidha heesta qabta ayi ka hadlaso aniga ayaa iskaleh mana garanso
Bro waan yaabay somalida camal la, aanta aya ka badatay hal Eray ayay maanta dhan ku kala warqarejinayan waa sidan iyo waa sidan Adeer Afku swahili maha waa Afkeenii qof walba oo somali ahina wuu fahmi karaa ujeedka Erayga "hayga dhiman geerida horteed" oo ay gabadhu ula jeedo illhy igama ka qaado ama inta Adunka la joogo hadan nolnahay illhy inama kala dheereyo that is all Waayo Eraygu wuxu ka so bilaabmaya "dharaaraha nolosha hadhay hadii laydhihi lahaa xagee ku dhamaysan leed noloshada dhabtaada ayan oran lahaa ee hayga dhiman geerida horteed micnaha Adunka haygu cidlayn intaan nolnahay intaas weeye micnaha Eraygu qofwalbana wuu fahmi karaa ujeedka Erayga gabadha Abwaanada ahina sidaas ayay u sheegtay Eraygu ahaa waxayna intaa raacisay waxa jira Dad badan oo fahmay ujeddka Erayga oo dhanka wanagsan ka eegay alle ha sharffo ban leeyahay Dadkaas ayay tiri Ani laftarkayga sidaas an hada kor ku so sheegay uun ban u fahmay Somalidu waa Dad maangaab ah oo wax aan micno weyn ku fadhiyin ayay maanta dhan shaqo ka dhigtaan ha ugu badnadan KZitemrada oo kaniba ma mid yahay Anigu horta shaqsi ahantayda reaction youtuber ma fiirsado sababtuna waxay tahay qofkan Afsomali ayu ku hadlayaa Afswahili kuma hadlayo sidaa darteed ima turjimi kartid qofkii videoga so duubay ayan raadsada oo an daawada because hadal marba layga jarjarayo oo la ii turjumayo xiiso iima yeelanayo marka Adeerayal naga daaya micnadarada wabilahi tawfiiq from Berbera❤️🙏
@asmar8141
3 жыл бұрын
Walhi wan yaabay inantan mamoodayn inaysoo samaysay heesta erayada
@abdiazizak25
3 жыл бұрын
Maaqan inaad comments aqrin doonto lkn wll Hooyo allah jannada kawarawiyo hadii aad subscribe isaartit wllke ama wlshe 🥰🙏🙏🙏
Adeerow wax an Daawanay miyaa rabtaa ina noo turjuntid Somalida Dad ka cawaansan Lama Arko tan kale heesta malinkay cusbayd maad noo sheegtid qisada aad shegaysid gabadhu Af swahili kuma hadlin Adeer Afsomli ayay ku hadleysay ujeedka ay u sameysayna hortaa ban daawanahay So ima turjumi kartid ee wax kale raadso😂😂😂
Пікірлер: 73