East and West Abdirahman waaberi is the best you tuber
@somaliland4897
6 ай бұрын
FARIIN! Ku socota waa beri media. Asc salaan ka dib fadlan waxan idinka codsayaa madaama aynu ku jiro bilsha ramadan inaad aad soo badisaan muuqaalada ka hadlaya dhaaman qisooyinka islaamka odhan nabi Adam csm ilaa nabi muxamed scw waad mahad San tihin
Fiican nacalad korkiisa ha ahaatee xasidsana alaha iqabo 😢
@YaxyeCabdiMaxamed
6 ай бұрын
Jimco wanaag san
@hilaalfaysalcali7113
6 ай бұрын
Hada diinteenu hadii halkaa ay gaadho waa la ogol yahay si aad naftaada u badbaadiso inaad afka ka tidhaahdo waan ka baxay qalbiga uurkagana aad muslim ka ahaato sababtoo naftaada ayaad badbaadinaysaa waana lagu qasbay ee maaha wax adiga oo aan gacan cadaw ku jirin afkaaga ka yimid
Пікірлер: 106