Shidanaaba shidan gabadhii ku dhacday fariidbey aheyd. ❤❤❤❤
@Khadra933
2 ай бұрын
Waxay. Ahayd. Sheeko. Cajiiba Balan. Soo. Dawadee. Waabad I. Xasuusisaye. Waxan. Kaloo. Jeclaa. Sheekadii. Gabadhii. Ninkeeda. Gabadh lagu. Daray. Ee u. Tahriibtay. Inay guursato Ninkii. Gabadhii. Lacagta.qaar. Bixisay. Waan. U. Malaynayaa. Iney. Sidaa. Ahayd.
@prettyshayma9136
2 ай бұрын
Isku mid nahay qli labadaa sheeko maba ilaawo waxay ahyd balantii aan qaada ii hirgashay
@anabmahamed4871
2 ай бұрын
Adaa Iskeenee Sheeg!!!!!
@AminaMuse-p5k
2 ай бұрын
Waan ku salaamay Luul iyo asxaabta ku xidhan, runtii asc sheekadan waad dhamaysay lkn waxay samayn ku yeelatay wiilka oo qisadii asaga ku dhacday ka sheekaynaya iyo so qurux badan oo uu u soo tabinayey ayaa runtii waxay ahayd mid dadka gashay
@asiliboorle998
2 ай бұрын
Aniga lasocon jire Jaba waa Jan denbayo
@IfraaxIfraax-j8n
2 ай бұрын
Aadbay cajiib uahayd runtii
@khadrasaid5165
2 ай бұрын
ASC caasha. Sheekadu may dhamaan billow bay lahayd lkn dhamaan may lahayn waa lagaa sugayaaaw xabiibti
Ninkaas wuu sheeka macaana markaas sheekadiisu inay sii sacoto la wada jeclaa😅Jaba waa ka dambeeyee😅😂
@aminaabyan6373
2 ай бұрын
First 😂alla sheekadaas ila hada ma ilaawo
@asiliboorle998
2 ай бұрын
Maya waan ka diideya ma dhamanin
@asiliboorle998
2 ай бұрын
Luul kkkk
@nimodiriye6260
2 ай бұрын
Luuléy markaan kuxasuustana sheekedibaa markiiba igu soo dhacda maba illaawin
@museali4850
2 ай бұрын
Wcs. Caasha luul sheekadaas dadka dhagaystay ayaan ka mid ahay. Sababta ugu weyn ee ay saamaynta u yeelatay waxay ahayd ninka sheekada ka sheekaynayey hadalkiisa ayaa dhagaystayaasha soo jiidanayay. Qaabka uu u dhigdhigayay caadi maahayn.
Jaba waa ka dambeeya saameynta waxey aheyd markaa is tiraahdo maantey u daran tahay ayuun buu yiraahdaa JABA WAA KAN DAMBEEYO
@safasamawada7034
2 ай бұрын
Caasha aanu ku saxnee was 5 qaybood sheekaduna may dhamanan oo inankii baa la qabsady oo ka cudurdaatay sheekadiiyoo socota wali maan ilaabinee ee dadda waalagu badh jaray bahasha😮😮😮
@Maryan_idil
2 ай бұрын
Ma dhageesan lkn erayga “jabba waaka danbeeya” kalmadaas adaa kaa bartay show waxy ahayd sheeko i dhaaftay. Dib baan u raadinayaa hadaan heli karo😂
Пікірлер: 25