Asc sister waad sheeko wanaagsan tahay laakiin codkaaga kor uyara qaad si aan sifiican kuugu maqalno Allaah mahadleh
@monafarah4324
2 жыл бұрын
ASC INSAANKA ILAAHAY ISKU MID MA AHA NAXARIIS IYO BINI AADANIMO AYEY IS DHEER YIHIIN MANA WANAAGSANA INSAANKA IN XAQOODA LAGU TUNTO IYADOO AWOOD LOO SHEEGANAYO QOFKA INSAANKA KU XAD GUDBA ILAAHAY BAA KA JAASEEN DOONA
@Itzz_Ella_rOblox1
2 жыл бұрын
Dadoow dulmiga halayskajiro iyo xadgudubka guul lagama garo garabna yaan lagu siin dadka wax dulma
@yussufsaid8668
2 жыл бұрын
Asc Ukhti Qeeyr Illaahey haku seeyo mar walba waan kula socdaa Qisooyin ka aad soodey so waa kuwa wax tar ah inoo badi
@shukrishiresiyad2623
2 жыл бұрын
Wcs wallo Qaali
@amina7327
2 жыл бұрын
Wcs scw mansha Allah futuma muna wad nagu kala goysay mel fican bey no mareysay, Sis uk ayan ku nolahay school ka online dadka waweyn wax ma baran mise wa carurta kaliga
Пікірлер: 58