Thaabit ibnu Nucmaan oo ahaa wiil jecel waxbarashada ayaa maalin maalmaha kamid ah wuxuu gaajo darteed u galay beer kadibna cunay tufaax kadib ayuu soo xasuustay in uu idin la'aan cunay xoolo islaameed, deetana wuxuu raadiyey qofkii lahaa beerta, markii uu helay ninka lahaa beerta wuxuu ka codsaday in uu cafiyo balse kama ogolaan, si uu u cafiyo wuxuu shardi uga dhigay in uu guursado gabadhiisa oo aan hadlin, wax maqlin, waxna arkin. Qisadoo dhameystiran ka daawo muuqaalka.
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia
Негізгі бет Qiso Dhab Ah || Wiil Baahi Darteed Ugalay Beer Islaameed. Dawo Sida ay Noloshisa Iskubadashay.
Пікірлер: 31