Mamada iyo asxabtiida marti aya adeen jogto magacaydo wa fadumo ramadan mobarak
@sahraapdi8493
2 жыл бұрын
Mnsha alllh abyo alle hku xafido sida Qisoyinka noloso wadagto ku mahdsanthy xbbtiii allah hku sharfo❤❤❤ idinkana Ha izka Firsaninee subscribeta ku Booba👏👏👏
Asc abaayo sharaf qaali kkkkkkkk marka an dhagta soo taago aniga oo macansanaya shekada ayad igu jartaa. Aadna Wan ujeclahay qisoyinka qas ahan kuwaga gar ahan kuwa ku sabsan jacaylka iyo maseyrka .
@hanihanka9528
2 жыл бұрын
Ayaan quruxey qayta 2 isla hada iga haysa
@drsyasminasaeed7307
2 жыл бұрын
naa ayaaney qofka ugu horeeyo noqo aa is dhaha waaba la iga horeeyaba😠😠😂😭😪
@ayaangobdoon3254
2 жыл бұрын
Ooh sorry 😞 xbbt
@ifrahkamil178
2 жыл бұрын
Manshallha ayan qurux
@army-on8wp
2 жыл бұрын
Bisinka melxun nova goysay ayaney
@Fardawsafiican1
2 жыл бұрын
Mcnto ayaan waa ku salamay baryahan waa maqnaa mxaa xalwadii 100 kun iigu dhigi waydeen 😹😹
@indhauron7326
2 жыл бұрын
Wanku sugaye xabibty
@asmacabdi1795
2 жыл бұрын
Ayaaney mel mcnba ku jarty laso carar
@malyuunxasan7190
2 жыл бұрын
Wcs abayo masha allaah abayo xijabka ayad ku qurxontahay e xiro mar walbo insha allaha
@ayaangobdoon3254
2 жыл бұрын
Shukran xbbt😘😘😘
@xuseencali621
2 жыл бұрын
𝗪𝗮𝗮𝘄
@badrimahamud7729
2 жыл бұрын
Ayan horta qorlaka video ada kuso qorto muxu isku badala abayo mis wa ani bas
@ramlaruun8982
2 жыл бұрын
Ayaaney cawa waxba ma soo dhigi rabtee iska sexa isdhahayay abyo mahadsanid afur wangsan♥️💋
@ayaangobdoon3254
2 жыл бұрын
Ooh sorry8xbbt
@ramlaruun8982
2 жыл бұрын
Allh ku xagido abyo mcn♥️💋🖤🤍
@xuriyocali7837
2 жыл бұрын
Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah
Пікірлер: 107