Walahi its true it happened to me bcoz i was poor and my family, that's why he married when i gave birth still in my 40 days of umul, he use to tell people that i don't have anywhere to go n her family is poor.. but i made a decision n relied on Allah n i left him, alx today me n my children are better than before..
Allah ciil badanaa nabsigeeda ayaa ku dhacaya kaas 😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdirahmansalan1583
3 сағат бұрын
that's why aan guurka ka cabsada hadan gursado xitaa inaancarruur badan daalo mà rabo wlhi carruurteyda inay rafaadan ma rabo wlhi siibo hadan Afrika joogno 😢😢😢
@hamdishiigdon2044
13 сағат бұрын
Abayo maskinta alaha kaalmeyo
@Animeedits1348
14 сағат бұрын
Wayo way ciil badnaaa ninku dulisana duf io doori alle kubad xanuunka waxa igudaran raja qabka badan ay kusii dhawacme hoogayeey ilahow gaaas nafteena io nafaan jecelnhybo haugalin guri 😢😢😢😢😢
@hawaahmed9851
13 сағат бұрын
ASC ANIGA WAXAAN KUFARXAY MARKAN OGADAY IN SAFARADDA MARAYKANKA LAGU DACWEYAY ASAGO AH NIN MALQABEN AH CARUR TISANA AN BIL SII NAYNIN ISAGOO AH NIN TARAG YO KULEH MARAY KANKA 👍
@ugaskawadanka2623
14 сағат бұрын
Suragal weeye inuu saa u dhibay miskiinta lakin cadaaladu waa in la dhagaysto labada dhinacba
@SagalMohaned
7 сағат бұрын
Cadayn waxaa ah siday qalbiga uga ooynayso teeda kale qofka marku been shegayo Aseerkii mey amaani lahayn wey ooyday adeerkiis waxaan ugu abaal gudo ma aqaan eeg Gabadhu markay been shegayso ninka iyo dadkiisey isku wada qabataa
@@ruumichannel ilaahay ha ugargaro gabadhas iyo dhammantenba
@FarhiaAffi-yi1ik
6 сағат бұрын
99.9999%sidaas baaloo galaa gabdhaha.Rummi comment kamaba bixini kari walal waayo ciil inaan dambi galo baanba kabaqi.Sorry gabdhanheena soomaliyeed.
@hamdamuse8495
3 сағат бұрын
Aad iyo aad fakhrigu wa cadow
@Nsead-pu1swnadia
7 сағат бұрын
Ninku hadu guursado naag kale oo adi kudayaco hakuragina adi katag ha dul tagnan hadu qato haqato naftiina ilaaliya wwxad cunasan ilaaliya isilaliya vitaminska kina wada jym kina taga war wax meel dhigta si ad awladima ukorsan kartan meel qurxan ugunolatan isakadaya oyinta ad la imnaaysan socail kawnatoba nim xun candhasha inad udhimatan xanun u idinku riday shit war naagaha maxa kaqaldan
@11naa44
14 сағат бұрын
Alle hau gargaaro 😢
@Nsead-pu1swnadia
8 сағат бұрын
Maxa marka raga xun xun ad idinka isku hosdhigtaan ood cunug ugudhashan why ad u oyday ado uur kaaga go ay side 😢side nin nocasa ilasonolayd kolay hore wad u ogayd inu xun yahay side urtisa uu kula imada oo dhalmo kaliya um ad utaqananan war rag majiran mnata alaah maxad udhaliwayday awlad badan kuma odhamaya nin albab kaxidhay in awladisa udaadiso ahayd ood katagto dhulka u jogo nalad alaah hakusodegto uf
@SagalMohaned
7 сағат бұрын
Iyadu eed maleh illmaha ku korseey isla hayd o marka ma iyadaa udoratay inay ninkaan is hoos dhigto gabadhaan allaah uqadaray inay kaas illmo udhasho laakiin allaah mahadii wuu qoomamayn
@FarhiaAffi-yi1ik
6 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
@ayaanabdiaziz5598
3 сағат бұрын
😢😢😢😢😢 ax
@hayaathabiib9608
38 минут бұрын
Laxwala? Laa xowla Walaa Quwata Illaa Billaah. Mental abuse ayuu ku haystay. Ee baahi ma jirto ee Qalbi fiican ayey leedahay
@dhibyarinolowdhulka7697
Сағат бұрын
🥲🥲🥲😭😭😭😭😭💔💔
@AxmedmaxamedNuur-o3e
3 сағат бұрын
Sorry
@sucdimohamed5060
16 сағат бұрын
Quruxeey waa la diidey in la isku filnaado ee maxaa xala koontadii waa la isku heystaa ilmihiina aaba la aan uma fiicno
@rifalalsharif2884
6 сағат бұрын
Haa wllhi anay ihaysataa arintasi inay sigoniya wax iiso galan lama ogala mana shaqysan karo awlda yaryar iskufilnshiyana lama ogala kontada laysuma ogla awlda bila aabna marbne maxa xala
@sucdimohamed5060
6 сағат бұрын
@@rifalalsharif2884 dumarkii waxy ku taliyeen ilmaha halugu korsado oo hala sasabto Anigase taas mid ka badalan ayan qabaa ooh geed gaban iyo mid dheerba inaad ukortid inaa wax gooniya heshid oo asaga ka madaxbanaan sasab adigu mashaqeysan kartid marka isticmaal awoodaada qarsoon abyo ilheeyna isku xir
Пікірлер: 35