Kuwakale kama ciyaar fcno wlh ayaka funny bey ka rabeen dadka u qaraaxee asna dacad uu u ciyaaray 🤑🤑😍
@khadijamohamed1818
4 жыл бұрын
Wajale baba lao another video ooo xisa le waaye runtii i loved it
@abdirisaqabdullaahiabdiris4184
3 жыл бұрын
Lii caato keep going Pro The legend 💪💯❤️💪💯💯❤️💪💯😎💪💪
@naimaabbas573
4 жыл бұрын
Aad aya iika qosliseen waliba fj aya ika sii qosliye😂😂😂😂
@hudagobsan2407
4 жыл бұрын
taageero buuxda muniir fj faadil wlhi we love saddexdiinaa😍😍💝😍
@mahatthelegend8323
4 жыл бұрын
Somali weynay waa walaalkiin oo dibaataysan.Dibaato kalana majirte Subscribe in laigarsiyo 1000 ayaan rabaa ii soo duceeya bishan dexdeeda in aan kuhelo.I caawiya heee🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭
@hannaqueen-bd7jn
4 жыл бұрын
Waxaan la yaabbay somalidaaan comment ga ku tuugsanaayo Like iisaar iyo malaayacniga meesha la soo istaagayo war wiilasha adinka dartiin yeey usoo daalen inee niika farxiyaan lee dhiira gelin yar xittaa ma sii neysaan qofka ugu yaraan mahadsanid ayaa la dhahaa heer baadininada iska daaya Dadyoow 😠😠 Wlhi iga qosliseen wllaheena idin jclhay wlhi WAJAALE gur guurad kaan waa maxay
@samiya8973
4 жыл бұрын
security youtube leyda kulahaa 😂😂
@hananomaer1973
4 жыл бұрын
Keep going my brother lii caato I love you so much all of them
Muniir max Ayaanta ku dhacay waa amusan yahayee arooskii maa uka fekeraa😂
@asmadagan9353
4 жыл бұрын
zahr kiin subscribe isaar mcnto
@topazlaqchannel9394
4 жыл бұрын
Hadaa qoraalkeyga aragto waxaan ku rajeynaa cimri dheer iyo cafimaad insha allah
@rahmaomer8344
4 жыл бұрын
wiil aan jeclahay ahmed fj wllhi qosol miidhanba tahay saan uqoslayey cashadiban ku saxdey one love wllalahay team targed horumar wacan dhamaantiin noloshu idinma ciisho insha allh from somaliland❤❤❤❤❤
@amalshucayb2911
4 жыл бұрын
Fadil duum duum mdxa kacanta kasaray wllh sida banoniga darbada asxabtada kugeysay wllh 😂😂😂😂😂😂😂😂 team fadil dum dum like ii sara
@kafeyaadbi3252
4 жыл бұрын
Laketa igu sharfa liii cato ina adeertiis aa ahee🥰🥰🥰♥️♥️♥️
Ahmed fj wllhy waa wax kle qozolkuu iga dhameeyey salaam zare Pro Alle ha idinka farxiya dhamntiin Team wrong target guuleyzta apid inzha allah
@aaminanalka3747
4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh♨team wrong target❤❤beerkaad I cadyseeen♨♨♨alle haydinka farxiyo💚💚💚
@bilanabdi8008
4 жыл бұрын
Dadakaygii ilhy hani xafido♥️♥️💞👏👏
@asmadagan9353
4 жыл бұрын
Bilan Abdi subscribe isaar mcnto
@amalahmed6423
4 жыл бұрын
licato hadda qosolki iyo farxadaadii ku soo yara noqotay bro lkn nin aamusan ayad iska noqotay marka guursatay sidaadii hore noogu xaraabee ha isbeddelin wan ku tagerah go forward 😍
@halema_adey_pea4771
4 жыл бұрын
Tlhi qosol igu maharin ahmed fj dhiblow horay u socda inbdn wllyal idiin jclhy 1 love ❤❤❤
Пікірлер: 1,7 М.