Arinka ka soo hdl suurta gal ma tahay in malagu iskaa tuso isagoo qolka soo galaya ama banaanka uu ka soo socodo 😂😂😂 Qaar xitaa ordayna waan daawadaye
@AbdishakurAli-i6x
3 ай бұрын
Mnsha allah wl lkn waxaan arkay videos dad iyo xawayaano Arkay wax aan kamaradu qabanayn Oo qaar ka yaacayaan qaar isku dayayaan in ay iska celiyaan Dabadeena in yar kadib qofkii dhimanayo
@caaliyashuceybchannel
3 ай бұрын
فكشفناعنك غطاءك فبصرك اليوم حديد.ilaahey qawlkiisa ay culimada ku fasireen qofka inuu arkayo wax badan oo aynan hada arkeyn oo ah caalamka naga qarsoon
@fatuushkim7276
3 ай бұрын
Dadka ka baqdo ka waran🥲
@caaliyashuceybchannel
3 ай бұрын
Cajalad hore kanaalkeena ku jira hadaad geerida ka baqaneyso
Пікірлер: 7