Dad badan ayagoo cilaaqo kaala dhaxeen kuna aqoon ayay ku dhibaataynayaan waayo waa shaydaanki oo dhar loosoo xiray. Alle ayaana abuuray shar iyo khayrba. Allaha shartooda naga qabto.
@AfiyaIbrahim-tn8fn
4 ай бұрын
Asc. Waa ku slmy Sheeqow. Wllyaal ii soo duceya arimo badan ayaa iga kala daadsan in Illaah arimaheyga Abshirna iigu jirto aniga iyo intii Islam ah Insha Allaah. Maansha Allaah Sheeqow wax badan ayaan kaa fas'iidey Jizaaka Allaah.
Пікірлер: 43