Allaah lixaad kaaga hakuu soo celiyo walaalkey macaan insha allaah🤲🤲🤲🤲
@salmaahmed2263
3 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲. Waliba. Allah wax uga barya ilmo. Kheyr baqo ❤❤❤
@xafsacabdi8790
3 ай бұрын
imika waa 1 mint .1 day .1.weeky .1 monthly 1 year🥺 xaal aduunyo ilaahayow umadaada muslimiinta u dambi dhaaf🥺 ❤
@HanixirsiShidane
3 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@Haffyy
3 ай бұрын
Amen ya Allah
@MaxamedmuxudiinnuurMaxamed
3 ай бұрын
Amin
@MaxamedmuxudiinnuurMaxamed
3 ай бұрын
Amiin yarabi
@gudonfarahcabdi1900
3 ай бұрын
Aamiin aamiin yarabi❤❤
@user-qb2tg9jz1e
3 ай бұрын
Azad Hagio cawa waad nagu daahisey barnamijkan Xilli hore nosoo Galli zhp Azad 🥰👍🙏💫
@user-qb2tg9jz1e
3 ай бұрын
Azad nosoo dhakhso vedio xili hore soo galli 😂😂😂😂😂
@NajmaNada-en2ek
3 ай бұрын
kusaliya rasulkena muxamad scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraali3410
3 ай бұрын
Asad gabadha ayaa xaq u leh plzzzz sii. Adigoo rag nimo u hadlaayo naag nooool waaye❤❤❤❤
@princesmalyuun1768
3 ай бұрын
Sundus waa naag reer mudug ah way adagthy nio❤😂💪 next ayada iyo cumeer
@Ahmed_somalilander
3 ай бұрын
Go forward brother team 27 ❤
@queenayush1463
3 ай бұрын
Wll adi iyo walidkaga kuwi janatul firdow isku arkilaha ilahay haidinkadhigo Amiiin,🤲❤️ ya rabi wll isoboqo plz hadi xita subscribe ee qurin bal iso firi
@Faarax-px7ic
3 ай бұрын
Ahmett 😊❤
@Gangstarfanka
3 ай бұрын
❤❤❤🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@DahaboSalad-kv6yl
3 ай бұрын
Vjvk🎉🎉
@AbdishakuursalaadWeyrax
3 ай бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊
@shidujr7657
3 ай бұрын
Allah ramadhanka nabat hainugu watha gadhsiyo🤲🏻
@fathiahmed3970
3 ай бұрын
Gabarta Waitroomka ku ssexan wayday waa U qalantaa Sunduz 🐪🐪🐪🐪❤
@Kiineyclaahi-df3xp
2 ай бұрын
Gbar adag sunduz hambalayo 🎉❤❤🎉
@FadumoFilsan-sv7tk
3 ай бұрын
Mansha allah ilahay cimriga ha idiin dhereyo amiin dhamaan ❤❤
@user-de6rr8hv6b
3 ай бұрын
Maxamed Gurey wa walalkey abtigey dhalay wlhi Guleyso sxb ❤️👑🙈😊
Allah xiqaadkaga hakuuso celiyo cafimad ku istaag inshallah
@hamse_armando6210
3 ай бұрын
Allahu akbar 5k like igaarsiya somali muxamed❤
@FadumoFilsan-sv7tk
3 ай бұрын
Keep going my brother asad insha allah 2million before Ramadan insha ❤❤❤🎉
@NiciimaMaxamed-ko3of
3 ай бұрын
Www sundus naag adag baga saa isu adkee qli❤
@hawokayf1795
3 ай бұрын
Asc taliye iyo taliso dhaaman team 27 gramkan waa kan an ku jeclahay mararbadana wan daawaday waxan jeclaystay in xogga waxlaga badalo side wax yaalaha hurda dada kaxaynaaya in laga joojiyo side kafega iyo qubayska iyo wixi lamida 🎉🎉🎉🎉 hanbalyo xbbti gabadhii ugu horaysoo dheeshaatahay wanaku gulaysatay sundun❤❤
@Sahara-fc2bz
3 ай бұрын
Mashaallah Hamabilyo sundus is not easy 🎉❤
@luckyhappy7534
3 ай бұрын
Waad iga cabsiise qol mugdi video kudawanayyy😢 wllhi zaid iiga cabsiise😢😢😢
@yusufmohamed7431
3 ай бұрын
Same 😢😂
@ShamsosheikhShamso
3 ай бұрын
Accudubillahi waanba cabsade asad gurigaaas quraan ku aqri plz
@user-tu5rp7bx9e
3 ай бұрын
😢😢😢 4:48
@user-dz5zt1rc7d
3 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer verer most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤
@soodocabdulaahi
3 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@epthikanihamzeko9152
3 ай бұрын
Big fan baa ka maqan gemakan😂
@Ruunlifestle
3 ай бұрын
ASXAABEY ILAAHEY DARTIISA IGU SOO BOOQDA MUUQAALO AAD KA HELI DOONTAANA WAAN SOO GUDBIYAA MAHADSANIDIIN
@KORNEIL-TRAVELER2
3 ай бұрын
True enemies are better than fake friends.😊
@ROSES_ARE_ROSIE100
3 ай бұрын
There is no true or fake enemy, enemy is enemy 😂😂😂
@KORNEIL-TRAVELER2
3 ай бұрын
Some people are pretending to be like friends while they are not friends@@ROSES_ARE_ROSIE100
Alla Asad FulaYsanaa Wlahi wuu iga Qosol.siiYaY 😅😅
@aishaabdi4687
3 ай бұрын
Fiid ilaa fiid kiisa kale aaka hadii heysiin ani Abaayo oo folaneysay habenkii kowad ee xanuunka qabtay malintii dhan ilaa habkii kale ee dhashay malintii dhan waso jeday maqribkii aa 2 hours cml sexday hadane hbnkii kale dhan anaa hospital la jiftay maan sexan saas 3 ,hbn iyo 3 malin aa 2 hours cml ka jiiftay😢alhmdlullhi wax walba abaayo fosheda aa iga xanuun badneed alhmdlullhi hada ayada iyo nunada wee cafimad qabaan ilahey ha u barakeyo ubadka walashey❤❤
@Mahomed--
3 ай бұрын
Masha allah
@ladiifoahmed5612
3 ай бұрын
Isku mida nhy aroska wlashy saa iskga dba wregye 4mlin io 3hben msexn mlinti aroska aba ku dhex hurdye 😂 hdna mrky dhlesy qlin wye ala dhahy hbenki dhn guriga dhex wregye msexn supxiya ade saa ula joge hdna wxa la idhhy adaa ku qorn cwa jog sa ula so jde ilaa mlinti hbenki kla la iga bdly 😂
@Mahomed--
3 ай бұрын
@@ladiifoahmed5612 ma is aroos na iyadba ha ku so jedee🤣🤣
Xalay waxan ku riyoday wlhi ado soconaayo markaas aan dhaha alla asad wuu Socon karaa wuunaga qarinayay ilahey hakuu rumeyo insha allah wan kuso duceynaayaa sababta ma aqan aan xlay ugu riyoday videogaaga ma dawan taasaa ka yaabay
@ladiifoahmed5612
3 ай бұрын
Ani xitaa hben aku riyodey anoo mudo youtubekiza dwan dadklo dhahyna horaa u arky mrka riydena illhy ha urumeyo 🤲🏻
@maisamacaney4683
3 ай бұрын
Aamiin yaa allah mcney insha allah wuu soconayaaa
@user-fz5te8uv9g
3 ай бұрын
Wlhi bilaahi inaaan been sheegeen ani farxad ayaa la ooye waayo asow socodo iga hor imaday Wlhi inaan been sheeegen kaaga daran wiilkisa iyo xaskiisa la socdeen yaarabi sidaan la jeclanahy ila heeyo lugahada kugu istaaji 😢😢 Asad hagiyo
@maisamacaney4683
3 ай бұрын
Insha allah wan u rajeyneyna wana u duceyneynaa ilaheyna wuunaga aqbalayaa walalkeyne dib wuu u soconayaa bi idnilaaah
@FardowsoIsak
3 ай бұрын
Aniba marhore arkay ilaahey ha urumeyo🤲
@hanaudgoon4966
3 ай бұрын
Vedioga inta danbe asad maficno Dhaqtarka maa hadal laga noxo dhahy talow😭😭😭 Ilaahayow natus asadoo socdo😢🤲🤲🤲🤲
Asad dhafarka iska daay cafimaad ahaan kuma fiicno xaga nerfaha murqaha is ilaali madama xabad lagu dhuftay aad u socon karin game noocan haka qeyb gelin aboowe
Пікірлер: 1,2 М.